Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa in ay maanta u anbabaxaan magaalada Brussels ee dalka Belgium –ka.
Shir looga hadlayo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in 16ka bishan oo ku beegan Isniinta ina soo aadan uu halkaa ka furmo, waxaana shirkaa...
Wasiirkii hore ee Qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland, Daa’uud Maxamed Cumar, ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada Puntland inay faragelin ku hayso mashaariicda ay maamulaan wasaaradaha dowladda.
Daa’uud Maxamed Cumar oo dhawaan xilka laga qaaday ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu ku sheegay in madaxda sare ee Puntland ay isku khilaafeen...
Kadib markii asbuucii lasoo dhaafay xarakada Daacish ay qabsatay magaalada Qandala ayaa haatan waxaa halkaa ka bilowday barakac baahsan.
Dadka ku dhaqan Qandala ayaa isaga baxaya magaaladaa iyo deegaanada ku xeeran ayagoo ka baqaya in Daacish ay bartilmaansato ama dagaalo hadii halkaa ay ka dhacaan ay ku waxyeeloobaan.
Haatan ayaa barakacayaashii...
Xaaladda Magaalada Beledweyne ayaa Cakiran, Waxaana Saacadihii ugu dambeeyay si weyn uga barakacay Magaalada inta badan Dadkii ku noolaa, guryo cooshado ka sameysan ka dhistay deegaanka Ceel-Jaalle ee duleedka bari magaalada Beledweyne.
Biyaha ayaan wali nusqaan laheyn, waxaadna moodaa in saacadba saacada ka dambeysana ay isa soo tarayaan, taasoo quus iyo...
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay qaar ka mid ah Isimada dhaqanka gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn oo maalmahii lasoo dhaafay Muqdisho ku sugnaa.
Madaxweynaha Axmed Madoobe ayaa ka dhageystay Garaadada dhaqanka gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn aragtidooda ku...
Wasiirka Cadaaladda maamulka Hirshabeelle Cabdiqaadir Cismaan Cabdi Salaan ayaa sheegay in wixii ka hadda ka danbeeya loo dulqaadan doonin sida uu hadalka u dhigay in garsoor loo aado deegaannada ay maamulaan Al-shabaab ee gobolka Hiiraan.
Waxaa uu sheegay in maamulka Hirshabeelle ka hergaliyay degmada Beledweyne maxkamad sida uu hadalka u...
Maamulka Puntland ayaa digniin ka bixisay isku-day ay sheegtay in Somaliland ay ku doonayso inay shidaal uga baarto deegaanka Holhol oo ka tirsan gobolka Sool.
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay hadalkan isagoo dalka Maraykanka ku sugan, wuxuuna xusay in Somaliland ay qaadan doonto cawaaqib-xumada ka dhalata haddii...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, ahna musharrax u taagan guddoomiyaha Midowga Afrika, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa nasiib darro ku tilmaamtay in doonisteeda kursiga Midowga Afrika loo turjumayo in ay Somaliland goynayso.
Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadam waxay sheegtay kursigaasi inuu yahay mid loogu shaqeeyo Soomaaliya magaceeda iyo jiritaankeeda. Waxay...
Laba nin oo macdan qodayaal ah ayaa geeriyooday kadib markii uu kusoo dumay god ay macdan ka qodayeen oo ku yaala gobolka Gabilay ee Somaliland.
Mid kamid ah raga macdanta ka qodayay godka dumay, oo MMTV u warramay, ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen, waxaanu sheegay in si...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cadi, ayaa xilkii ka qaaday xeer ilaaliyihii guud iyo wasiirkii horumarinta iyo maalgashiga Somaliland.
Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu sheegay in madaxweyne Biixi uu xilkii ka qaaday Wasiirka Maalgashiga Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare, iyo Xeer Ilaaliyihii Guud Xasan Axmed Aadan.
Madaxweynaha ayaa wasiirka wasaarada maalgashiga...


















