Wednesday, May 14, 2025

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Hayada xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa ka dalbeysa ciidamada AMISOM inay magdhaw ka bixiyaan 14 qof oo rayid ah oo ay sheegtay inay ku dileen gudaha Soomaaliya. War saxaafadeed maanta ay HRW kasoo saartay Nairobi ayaa lagu shaaciyay waxyaabihii ay kasoo ogaatay baaritaan ay dhawaan dilalkaa ku samaysay. 14ka...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay goob lagu farsameyn jiray waxyaabaha maanka dooriya oo ku taal degmada Kaaraan. Ciidamada ayaa xiray raggii karin jiray Calaqa iyo dad ka iibsan jiray oo si suuq madow u gelin jiray magaalada. Wararka ayaa sheegaya in goobtan ay ka mid aheyd goobaha ugu weyn...
Mas’uuliyiinta dalka Ethiopia ayaa xiray in ka badan 1,200 qof kadib markii bishan ay rabshado ka qarxeen gudaha iyo hareeraha magaalada caasimadda ah ee AddisAbaba, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan booliska, taasi oo saddex mar ka badan tirada markii hore la qiyaasayey. Madaxa booliska caasimadda, Degfie Bedi...
                                Shir weynaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo shantii Sanoba Mar la Qabto ayaa maanta Si rasmi ah loo soo gaban gabeeyey Iyadoo Muddo Hal sano ah lasoo hormariyey Sanadkan Sababo la xiriira Wax ku daridda Xeer Xisbiga oo lagama maarmaan ah awgood,maadaama la filayo in dhawaan la galo Diiwaan...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo galinkii dambe ee shalay ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa Ururka Al-shabaab inta u dhaxeysa deegaanada Shabeelow iyo Wisil ee Koonfurta gobolka Mudug. Dagaalka ayaa lasoo wariyay inuu geystay khasaare badan...
Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa sheegtay in weerarkii shalay lagu qaaday saldhiggooda Miilitari ee gobolka xeebta ‘’ Lamu ‘’ ee dalka Kenya lagu dilay saddex ruux oo isugu jiray Askari Mareykanka ah iyo Labo ruux oo Qadaraaslayaal ah. Sidoo kale waxaa ay sheegtay in weerarkaa lagu dhaawacay Labo ruux oo Mareykanka...
Waxaa aad loo ammaanay sida wacan ee doorashada Soomaaliya loogaga diyaar garoobay magaalada Kismaayo, Jubaland, Soomaaliya. Kismaayo ayaa ammaanku soo hagaagay muddooyinkii ugu dambeeyay ayadoo iminka ay magaaladaa kasocdaan hawlo badan oo dhanka horumarka iyo maalgashiga ah. Guud ahaan waxaa murashaxiinta ka imaanaya Kismaayo iyo guud ahaan gobolada Jubaland ay diyaar...
 Koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ku dilay magaalada Muqdisho oday dhaqameed ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanada Golaha shacabka. Dilkan ayaa gaar ahaan ka dhacay degmada Dharkeenley, waxaa oday dhaqameedka la dilay lagu magacaabi jiray Ibraahim Cali Xassan, kaasoo ka mid ahaa ergadii soo...
Lee Jae-yong oo ah madaxa shirkadda Samsung ayaa lagu xiray dalka Kuuriyada Koonfureed isaga oo loo haysto laaluush iyo eedaymo kale. Arrintan ayaa lala xiriiriyay fadeexaddii horseeday in xilka laga xayuubiyo Park Geung-hye. Samsung ayaa lagu eedeeyay in ay deeq siisay mu'sasado aan faa'iido doon ahayn oo ay maamusho Choi Soon-sil,oo...
Maalmo kooban oo kaliya ayaa ka dhiman bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil ku weyn guud ahaanba dadka muslimiinta ah ee ku nool daafaha dunida gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Sida caadada ah maalmaha ka horeeya bisha Ramadaan qoysaska Soomaaliyeed waxaa ay u galaan diyaar garoow xoog leh, iyaga...