Wakaalada wararka ee Reuters ayaa maanta qortay maqaal ay ku baahisay in hub dawlada Soomaaliya loo soo dajiyay haatan lagu kala iibsanaayo suuq madow gudaha caasimada Muqdisho.
Wakaalada wararka ayaa labo diblomaasi arinkaa ka soo xigatay oo ay sheegeen inuu xadgudub ku yahay cunaqabataynta hubka. Cunaqabatayntaa ayaa qeyb la qaaday...
Dhalinyarada Isu Soo Dhiibta Xukuumadda Kenya oo La Beeniyey in La Ciqaabo Marka ay Isasoo Dhiibaan.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan jirin wararka ay sheegaya sheegay in xarig iyo jirdil kula kacaan dhalinyarada ka soo baxsanaysa dhaq dhaqaaqa Al-shabaab.
Arintan ayaa soo ifbaxday kaddib markii ay dhalinyarada Kenya ee dega magaalooyinka xeebta dhaca ay bilaabeen in ay ka baxsadaan howlgalladda ciidamada Kenya oo la sheegay...
Maanta ayaa lagu waddaa in la aaso Meydka Jeneraal Qasem Suleimani oo madax ka ahaa ciidamada Quds ee Iran, kaas oo uu Mareykanka ku dilay duqeyn dhanka cirka ah.
Warbaahinta Iiraan ayaa sheegtay in meydka Jeneraal Qasem Suleimani la geeyay magaalada uu kasoo jeedo ee Kerman, halkaasi na lagu aasi...
Ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Shabaab, kadib howl gal qorsheysan oo ay ciidanka ka sameyeen gobolkaasi.
Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jira Cabdullaahi Qanaas, waxa uuna ka mid ahaa saraakiisha ugu sareysa ururka Shabaab.
Howl galka lagu dilay sarkaalkaasi ayaa ka...
Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeryootay halka 20 kalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay meel u dhow wasaaradda Gaashaandhigga ee ku taalla magaalladda Muqdishu.
Qaraxa ayaa ahaa ismiidaami waxaa uu dhacay xilli wada uu marayey taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya...
Xaalad degenaasho ayaa ka jirta deegaanka Buula-Gaduud ee gobolka Jubbada Hoose oo subaxnimadii hore ee saakay ay weerar ku qaadeen xoogagga ka tirsan Al-shabaab.
Dagaalamayaash Al-shabaab ayaa Subaxnimadii hore ee saakay waxaa ay weerar culus ku qaadeen saldhig ay ciidammada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Buulo-Guduud oo qiyaastii 30 km...
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa soo xiray eedeysane baxsad ah oo lagu magacaabo Axmed Cabdiraxmaan Cabdullaahi.
Eedeysanahaan ayaa loo haystaa sida uu booliisku sheegay, in uu dilay Maxamed Xasan dilkaas oo ka dhacay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.
War qoraal ah oo kasoo baxay taliska booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in eedeysanaha...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeeed Jenaraal Sulub Axmed Firin ayaa xilkii looga qaaday Afhayeenkii ciidanka Booliiska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doodishe.
Taliye Sulub ayaa u magacaabay Afhayeenka cusub ee Booliiska Soomaaliya Gaashaanle sare Qaasim Axmed Rooble oo horay usoo qabtay xilkaan.
Shirjaraa'id oo ay si wadajir ah...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somalia, Dr. Axmed Cali Daahir oo la hadlay Warbaahinta ayaa digniin u diray ganacsatada Soomaaliyeed ee Dekedda Muqdisho kala soo daga Ganacsiyada kala duwan.
Dr. Daahir ayaa xusay inaan loo dulqaadan doonin ganacsato Soomaaliyeed oo dalka keena waxyaabo waqtigooda dhacay. Cid walbo oo wax dhacay kasoo...
Warbaahinta Al Shabaab ayaa siidaayay muuqaal ku saabsan xaflad loo sameeyay dagaalyahanno ka tirsan kooxda oo dhameystay tababar ciidan oo muddo socday.
Sheekh Cali Maxamuud Raage, oo ah afhayeenka Al shabaab, ayaa sheegay in dagaalyahannada dhameystay tababarka ay intooda badan yihiin Kenyan, kuwaas oo la doonayo in ay dib ugu...