Friday, April 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo is daba joog ah oo saacadihii ugu danbeeyay diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobollada Koonfurta Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay ka kala dhaceen degmooyinka Jilib iyo Buurhakab oo ka kala tirsan gobollada Jubbada...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu taageero waydiistay xiligii uu mucaaradka ahaa, lakiin uu ku wacad furay markii uu guulaystay. Wasiirka Biyaha Somaliland Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexaan), ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya markii uu ollolaha doorashada ku jiray uu Somaliland ka codsaday taageero, lakiin...
Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa la sheegay inay baryahan dambe kusoo badanayaan dhallinyaro habeenkii jidadka dadka ku baadha isla markaanka shacabku ka cawdaan. Barasaabka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa sheegay in talaabo adag laga qaadi doonno kooxo dhalinyaro hubaysan oo khal-khal ku riday amaanka magaaladda Burco, kuwaas oo...
Ganacsatada Qaadka ee Kenya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay joojiyaan Qaadka ay u dhoofiyaan Soomaaliya, haddii ay dowladda Soomaaliya sii wado muranka dhinaca sohdinta badda iyo xiisadda diblomaasiyadeed ee labada dal u dhaxeeya. Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa maalinta walba u soo dhoofiya Soomaaliya 50 tan , iyadoo dowladda...
Dalka Yemen waxaa uu ka mid yahay dalalka aadka looga ruugo khaadka ama jaadka. Jaadka dalalka aad looga cuno ayaa waxaa sidoo kale ka mid ah dalkeena Soomaaliya ayadoo eed ballaarani ay ka timaado cunidiisa oo uu caafimaadka iyo nolosha qoyska labadaba uu waxyeeleeyo. Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa...
Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa labada dal ee soomaaliya iyo kenya ayaa meel xun gaartay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku "xaraashtay" ceelal shidaal oo ku yaal xuduud badeedka lagu mursan yahay. Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii London ka dhacay 7-dii Febraayo lagu soo...
Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud uu la wadaagay dhiggiisa Dalka Kenya dadaallada ku aaddan halganka isku dhafka ah ee ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay wadaan ee dalka lagaga xoreynayo...
Tartankii kuraaska xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka dalka qeybta Jubaland ayaa weli ka soconaya magaalada Kismaayo, ayadoo maanta la doortay ilaa lix Mudane. Doorashada ayaa saaka si dardar leh uga bilaabatay hoolka Daawad ee magaalada Kismaayo, ayadoo ay xarunta ku sugnaayeen ergada lixda Beelood ee maanta ku tartameeysay kursiga aqalka...
Ra’isul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka socda magaalada New York. Raysal wasaaraha oo khudbad ka jeediyay shirkaan ayaa warbixiyay dadaallada lagu hiigsanayo Yoolasha Horumarka Waara ee Soomaaliya ka socda iyo sida ay dowladda uga go’an tahay...
Shirkan oo uu shir gudoominayay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ahaa shirkii billaha ahaa ee golaha amniga Jubbland, waxaana ka qeybgalay wasiirro ka tirsan Jubbaland, saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland, saraakiil ka kala socotay howlgalka AMISOM iyo kan Mareeykanka ee Soomaaliya. Shirkan oo ay warbaahintu dibad joog ka...