Thursday, March 20, 2025

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay duqeyeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ee Soomaaliya. Duqeynta ayaa lala beegsaday Saldhigyo Al-shabaab ay leeyihiin, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Diyaaradaha duqeynta fuliyay ayaa loo maleynayaa in ay yihiin kuwa dowladda Kenya, ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa ee AMISOM. Dadka...
Maamulka Magaalada Beledweyne ee Gobolka  Hiiraan, Gaar ahaan guddoomiyaha degmada Maxamed Cismaan Cabdi Qalaafoow iyo ku xigeenkiisa dhinaca Maaliyadda, Muuse Cabdi Daahiye ayaa waxaa xiligan ka dhax jiran khilaaf xoogan oo markii ugu horeysay dibada u soo shaac-baxay. Xubno ka tirsan maamulka degmada ayaa HOL u sheegay in labadan mas'uul...
Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada Golaha Shacabka yeeshaan fadhiggoodii ugu horeeyay Kalfadhigga Saddexaad, waxaana lagu waramayaa in kulanka maanta noqonayo mid xasaasi ah oo xildhibaannadu dood adag ka yeelan doonaan heshiiskii Dekedda Berbera. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtidii furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka...
Xildhibaannada cusub ee baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland oo maanta la dhaariyay munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe  ayaa markiiba iska dhax-doortay guddoomiye ku-meel-gaar ah. Guddoomiyaha ku-meel-gaarka ah ee Baarlamaanka cusub ee dowlad gobolleedka Puntland ayaa noqonaya xildhibaan Xusseen Yaasiin Xaaji Diiriye oo la sheegay in uu yahay qofka ugu da'da weyn...
  XISBIYADA SIYAASADDA SOOMAALIYA SomaliPoliticalParties   SUMAD:XSS/01/22                                                    Tr:07/10/2022 Waxaa Maanta Shir Degdeg ah isugu Yimid Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya waxayna kulan ka yeesheen xaalada guud ee u dalku ku jiro maanta,iyadoo  kulanka ka soo qeyb galeen Gudoomiyaalka xisbiyada Qaran ee Dalka oo Tiradoodu gaareysay (55) Xisbi,iyadoo Laga Dooday Qodobada Ajendaha:- (Ajendaha Shirka)   1) Doorka axzaabtu ku...
Ayado mudoyinkii u danbeeyay ay magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobollada Jubooyinka kusoo badanayeen raashiinka waqtigiisu dhacay ee lagu iibiyo suuqyada ayay wasaaradda ganacsiga Jubaland soo saaray amar ay ku mamnuuceeyso in laga ganacsado raashiin waqtigiisii dhacay. Fariis Jaamac Saleebaan, wasiirka wasaaradda ganacsiga oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in...
Feysal Cabdullaahi Cumar oo ah 17 sano jir wax ka dhigta dugsiga sare oo ku yaala magaalada Jowhar ayaa ka cabanaya xil ay u magacaawday Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabeelle. Wiilkan oo xiriir la soo saameeyay Idaacada Kulmiye ee fadhiggeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo magacaabey guddoomiye...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Batroolka Soomaaliya, Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, iyo Guddoomiyaha Hay'adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loogu sameeyay markabka Oruç Reis, kaas oo  u safray Soomaaliya.mm Markabka sahminta (Seismic) ee Oruç Reis, oo...
Afhayeenka aqalka madaxtooyada ee Kenya, Manoah Esipisu  ayaa maalintii shalay ahayd u aqriyay qodob dastuurka Kenya kujira gobernatooraha degmada qaadku ka soo go'o ee Meru ee Kenya Mr.  Peter Munya. Mr. Peter Munya ayaa lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa dhawaan wixii ka careysiiyay dawlada Soomaaliya ee Muqdisho ee...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee Somalia oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo uu Shir guddoominayay RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa Waxaa si adag loogu cambaareeyay Af-gambigii la doonayay in lagu kala Dhantaalo Horumarrada iyo Dimuquraadiyadda ay gaareen shacabka dalka Turkiya ee aan Walaalaha nahay. Kulanka ayaa...