Tuesday, May 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ahaa maanta ku ansixiyay heshiisyo is afgarad oo dhexmaray dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha. Heshiisyada ay maanta ansixyeen golaha Wasiiradda ayaa la xiriira hirgalinta hindisaha horumarinta Adduunka, iyo heshiis is afgarad wada shaqayn iyo iskaashi u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Qatar. Kulanka Golaha oo...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan uu la qaatay madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa ay ka wada hadleen sidii labada dalka Soomaaliya iyo Kenya isaga kaashan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Ra’iisul wasaaraha oo madaxwayne Kenyatta u muujiyay sida ay muhiim...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag ugu eedeeyay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed isku dayo uu geeska Afrika ka hurinayo colaad uu kaga leexinayo caqabadaha ka jira gudaha dalka Itoobiya. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in Soomaaliya mowqif adag ay ka taagan tahay khatar kasta...
Danjiraha Cusub ee Somalia ee Tanzania, Maxamed Xasan Cabdi iyo ku xigeenkiisa, ahna Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Tanzania, C/qaadir Maxamuud Yuusuf, ayaa dhawaan kulan ka qaatay madaxweynaha waddanka Tanzania, John Pombe Magufuli, wuxuuna ka guddoomay Warqadihii aqoonsiga danjirenimo. Madaxweynaha Dalka Tanzania iyo Danjiraha cusub ee Somalia ee dalkaas ayaa kulankooda...
Madaxtooyada Puntland  ayaa waxaa isugu yimid dhammaan hay’adaha kala duwan ee caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka hawl gala Puntland. Kulankaas ayaa ku saabsanaa abaaraha saamaynta ba'an ku haya qeybo badan oo ka tirsan Puntland. Hay’ada dowliga ah ee Puntland u qaabilsan ka hortagga musiibooyinka iyo maarayntooda ayaa sidoo...
Xarakada Alshabaab ayaa dad gacmaha jartay dadkaas oo ahaa labo rag ah oo gacmaha midig la jaray kadib markii maxkamad Al-Shabaab leedahay ay sheegtay inay ku heshay xattooyo. Raggaa ayaa maxkamadu sheegtay inay wax ka xadeen dukaan kuyaala deegaanka Kunturwaarey ee Shabeelaha Hoose. Gacmaha ayaa shalay galab raggaa looga jaray meel...
Dilka sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Daacish oo ku dhawaad labo todobaad ka hor ay ciidamada Mareykanka ku dileen buuralayda gobolka Bari ee Puntland, ayaa tooshka ku ifiyay shabakad maaliyadeed oo ka jirta Geeska Afrika sida uu sheegay sirdoonka Maraykanka. Xoghayaha difaaca Lloyd Austin ayaa sheegay in Bilaal Suudaani...
Waa fekir rajo badan laga qabay oo la aaminsanaa in uu yahay mid leh mustaqbal wanaagsan, balse markii dambe sababay in dadkii ay shaqeysan wayaan. Lacago bilaasha ah oo qof walb ay dowladu siiso qaar kamid ah dadka aan shaqeysan ayaa loogu yeeray dakhliga aas aasiga ah, hasayeeshee tijaabadii ugu...
Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo maanta shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Koox dambiilayaal ah oo horey maxkamado u xukuntay balse heshiis Bulsho lagu sii daayay ay dib u bilaabeen falal amaanka liddi ku ah sida dilka iyo boobka shacabka Soomaaliyeed. Afhayeenka waxa uu tilmaamay...
Waxaa soo ifbaxaya khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhaxgalay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku-xigeenkiisa C/xakiin Xaaji Cabdullaahi Camey. Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas oo todobaadkii hore wareysi siiyay VOA ayaa taageeray shirka Kismaayo ay ku yeelanayaan maamul gobolleedyada dalka, isaga oo sheegay in uu...