Hay'adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Talaadadii ku baaqday in la sameeyo waddooyin ammaan ah oo la mariyo gargaarka bini'aadanimo ee la geynayo marinka Gaza, taas oo ay isticmaali karaan shaqaaleheeda iyo gargaarka ay wadaan.
Bayaanka ay soo saartay WFP ayay ku sheegeen inay billaabeen, hawlgal degdeg ah oo ay...
Ciidanka Booliiska degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa xalay gacanta ku soo dhigay seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo watay hub.
War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in lasoo qabtay raggaan iyagoo moota Bajaaj ku watay Qori RBG ah, oo la sheegay...
Ugu yaraan 22 dhinacyadii dagaallamay ah ayaa ku dhintay dagaal culus oo maalintii shalay ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab ku dhaxmaray deegaanka Goofguduud ee gobolka Baay.
Dagaalka waxaa ku dhintay oo lagu dilay 14 ka tirsan xoogagga Al-shabaab, halka ciidamada dowladda uga dhinteen 8...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdiga uu hoggaaminayo ugu sameeyay Villa Soomaaliya.
Labada Madaxweyne ayaa ku caweeyay heeso iyo suugaan kala duwan oo xambaarsan dhambaallo soo dhawayn iyo walaaltinimo...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi qaran oo ka shaqayndoona gurmadka Dhul GariirkaTurkiga.
Guddigan ayuu raysal wasaaruhu sheegay inuu ka shaqeyn doono sidii ay u muujin lahaayeen taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin shacabka Turkiga.
Ra'iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in aysan ka hari...
Wasiirka warfaafinta ee maamul goboleedka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ku adkaystay inay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah bisha January ee 2024.
Wasiirka ayaa hadalkan ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Garowe, isagoo sheegay in ay diyaariyeen wax walba oo lagu qaban lahaa doorashada kusoo...
The president of the Puntland administration Saeed Abdullahi Deni called on SSC-Khatuma to join Puntland.
President Deni made this statement at the celebration of the 25th anniversary of the establishment of Puntland, and said that there is a need for the people of SSC to consult and unite with Puntland.
"SSC,...
Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay uu halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed.
Dagaalka saakay dib uga qarxay gudaha magaaladaas ayaa dhexmaray laba maleeshiyo oo dhawaan ku dagaalantay halkaas, waxaana la sheegay inuu ahaa dagaalka mid...
Laba qarax oo xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaasi oo in badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.
Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay xaafadda Seeybiyaano ee degmadda Hodan ee magaaladda Muqdisho lamana oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.
Qaraxa labada ayaa ka dhacay banaanka hore ee maqaayada...
Wasaarada difaaca dowladda Kenya ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabab ku qaaday saldhig militari oo ciidamadooda ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ay ku dhinteen sagaal ka tirsan askarta Kenya.
Waxaa sidoo kale warsaxaafadeedka ka soo baxay Kenya lagu sheegay in weerarkaa lagu...