Tuesday, January 13, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Koox budhcad ah ayaa xallay fiidkii Gaadhi nooca xamuulka qaada oo ay leedahay shirkadda Oomaar ku afduubteen bariga magaalada Hargeysa, kuwaas oo lala baxsaday. Hawlgal balaadhan oo ay sameeyeen ciidanka Booliska ayaa xallay xilli dambe gacanta ku soo dhigay gaadhigii xamuulka ahaa iyo gaadhigii ay wateen kooxda afduubka samaysay. Taliyaha ciidanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u furaya kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Golaha Shacabka. Sida uu qabo Dastuurka Soomaaliya madaxweynaha ayaa furaya Kalfadhi kasta oo ay yeelanayaan Golayaasha Baarlamaanka dalka. Kulankan waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim ah oo looga hortagayo dhibaatooyinka ay la kulmaan Muwaadiniinta ku shaqeysta  Bajaajta. Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyay magacaabista Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...
30ka bisha 11aad ee sanadkaan ama Nofember ayaa ah taariikhda cusub ee loo meel dhigay doorashada madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya. Guddiga doorashada dadban ee Soomaalia ayaa jadwal cusub u dajiyay maalin ka hor doorashada mar kale kadib dib u dhacyo laga baaqsan kari waayay. Bishaan 24ka ayaa dib u dhac...
Xaflad ka dhacday galinkii dambe ee Jimcihii shalay meel aan sida uga fogeyn xeebta badweynta hindiya ee deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa lagu daahfuray dhismaha deked laga hirgelinayo Garacad oo howsheedu muddo socotay. Waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas , xubno ka mid ah golayaasha xukuumadda...
Iyadoo maalmahii lasoo dhaafay ay kordheen howlgalada ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya ay ku beegsanayaan goobaha kooxda Al-shabaab ay kaga sugan yihiin gobolada dalka ayaa hadana waxaa soo baxay digniin loo diray dadka shacabka ah ee ku sugan deegaanada Al-shabaab. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa qoraal...
Guddoomiyaha Guddiga doorashada madaxa-bannaan ee heer Qaran Xaliimo Ismaaciil ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in Todobaadka danbe War ka soo saarayaan go’aanka Maxkamada Sare ay ku joojisay dib u  soo doorashada Kuraasta ka bannaan Golaha shacabka. Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in maalinta Axadda kulan ay ku yeelan doonaan xubnaha guddiga...
Wafdigaan oo uu hoggaaminaayo madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray magaalada Luuq ee gobolka Gedo oo maalmahii lasoo dhaafay ka dhaceen dagaal beeleed khasaare geystay. Wafdiga madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Jubbaland, waxaana garoonka diyaaradaha degmada Luuq si...
Guddi loo xilsaaray baarista dilkii Nabadoon Cumar Cabdullaahi Axmed ayaa soo saaray warbixin dhamaystiran oo ku saabsan dhacdadii lagu dilay caaqilka, taas oo ay ku caddeeyeen xogihii ay ururiyeen hay’adaha amniga Puntland iyo marag-furistii la helay. Warbixin rasmi ah oo ay soo saareen guddigan ayaa lagu sheegay in Caaqil Cumar...
 Machad lagu baranaayo culuunta Shareecada Islaamka ayaa laga furay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kaasi oo loogu magacdary Machadka Shareecada Islaamka ee Lafawayn. Xaflada furitaanka ayaa ahayd mid siwayn loo soo agaasimay iyadoo ay ka soo qayb qaateen bulshada qaybaheeda kala duwan ee magaalada. Machadka iyo sababaha loo Aas aasay...