Ciidamada dowladda oo garab militari ciidamo kale oo ajnabi ah ayaa saqdii dhexe ee xalay 11kii bishan September, waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha hoose.
War lagu daaabacay bogga Twitter –ka ee hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ay fuliyeen ciidamada Amniga in lagu...
Waxay xalay loo dabbaal dagay sannad guuradii 3aad ee kasoo wareegatay markii la aasaasay matxafka dhaqanka Soomaalida ee Minnesota.
Munaasabad gaar ah oo loogu talagalay xuskan ayaa waxaa lagu soo bandhigay barnaamijyo iyo bandhigyo la xidhiidha dhaqanka iyo hiddaha Soomaalida. Waxaa kasoo qeyb galay fannaaniin caan ah oo Soomaaliyeed.
Waxaa fannaaniintaa...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka Jabuuti geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, Barkat Gourad Hamadou oo maalintii shalay ku geeriyoodey dalka Faransiiska.
Barkt ayaa dalkaasi Jabuuti ra'iisal wasaare ka so onoqday intii u dhaxeysa 1978 – 2001dii, waxaana uu noqonaya ra'iisal wasaarihii...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sh. Shariif Sh. Axmed, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha dalka, ayaa hoyga uu ka dagan yahay Muqdisho wuxuu kulammo kala duwan ku qaatay qaar ka mid ah safiirrada Dalalka Caalamka u jooga Somalia, waxayna kulammadan iskula soo qaadeen Xaaladaha Guud ee dalka iyo sida...
Dowladda Japan ayaa sheegtay ilaa 14 milyan oo Yuuro ay ugu talagashay gargaar deg deg ah oo loogu talagalay dhoofinta badarka laga keeno dalka Ukrain ee loo dhoofinayo Soomaaliya, si loo yareeyo cunno yarida ka jirta Soomaaliya.
Safaaradda Japan ee Ukraine ayaa qoraal ay soo dhigtay Facebook ku sheegtay in...
12 qof ayaa ku dhintay dagaalo ku dhex maray koofurta Soomaaliya shalay Al-Shabaab iyo mileeshiyo beeleed.
Saraakiisha dawlada Soomaaliya ayaa arinkaa xaqiijiyay. Dhanka kale, afhayeenka ciidamada Jubaland Axmed Maxamuud Axmed ayaa sheegay in ciidamada Jubaland ay caawiyeen dabley beeleed iska caabineysay mileeshiyo ka tirsan xarakada Al-shabaab oo weerar kusoo qaaday.
"9...
Shirka Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dambiyadda Kufsiga iyo Hindise Sharciyeedka Nakhshadeynta Magaalooyinka Soomaaliya. Sidoo kalana waxaa warbixino kala duwan laga dhagaystay qaar kamid ah gollaha wasiiradda iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Ugu horeyn, Wasiirka amniga Gudaha...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa maanta shaqa-joojin ku sameeyay 18 Garsoore oo ka hawlgalla Maxkamaddaha gobolka Banaadir iyo degmooyinka hoos-yimaada.
Guddoomiyaha ayaa shaqa-joojintaasi ku cadeeyay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.
Garsoorayaashii maanta shaqadda laga joojiyay waxaa kamid ah lix Garsoore oo Xeer Madaxweyne ku magacawnaa, waxaana ay...
SHantii Maalmood ee Jaadka Hawadaaygu ka Maqnaa Somaliland oo Hoos u dhac ku Yimid Qiimaha Doolarka.
Shantii maalmood ee u dambeeyey waxa Somaliland laga dareemayey hoos u dhac uu samayanyey dollarka, taas oo loo sababeynayo maqnaashaha jaadkii lacagta badan ku bixi jiray ee wadanka Itoobiya u gudbi jiray.
Gudoomiyaha sarifleyaasha Somaliland Axmed Xasan Awliyo ayaa sheegay in hoos u dhaca ku yimid doolarkii ay sababteeda leedahay...
Dagaalka Yemen ayaa waxaa kasoo qaxay Yemeniyiin badan kuwaasoo usoo cararay dhanka Geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya iyo Jabuuti.
Yemen iyo Djibouti waxaa un u dhexeeya 30 km oo bad ah gaar ahaan dhanka Bab-el-Mandeb.
Qaxootiga Yemeniyiinta ah ee Jabuuti kunool ayaa waxay in badan oo ka mid ah kunool yihiin...