Doorashada Madaxtinimada Turkiga ee sida adag loogu tartamayo, ayaa u muuqata inay u gudbi doonto wareeg labaad ka dib markii Madaxweyne Erdogan uu ku guul daraystay inuu 50% helo codadkii la dhiibtay.
Iyadoo la tiriyay 97.95% codadkii la dhiibtay, wakaaladda wararka ee Anadolu ee ay dowladdu maamusho ayaa sheegtay in...
Maamulka badda ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa xabsiga dhigay 27 kaluumaysato Yemeni ah oo uu ku jiray hal qof oo Soomaali ah, xilli ay doontii ay wateen ay si sharci daro ah uga kalluumaysanaysay gudaha badda degaanada Puntland.
Kalluumeysatada ayaa lagu eedeeyay inay ku xad-gudbeen sharciga kalluumeysiga, waxaana Wasaaradda kalluumeysiga...
Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar shalay ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya ku qaadeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
Waxa uu sheegay Wasiirka in Dowlada Soomaaliya ay si deg deg ah uga falcelisay weerarka lagu qaaday Guriga...
Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe ayaa waxaa kulan wadatashi laiskugu yeeray Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Jubaland.
Warqadda kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa u qorneeyd "Xildhibaanada sharafta leh ee labbada Aqal ku matala Dowladda...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray saddex waddo oo laami ah oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho, kuwaas oo ku kala yaalla degmooyinka Garasbaaley, Waaberi iyo Xamar Jajab, Kaaraan iyo Cabdicasiis.
Sidoo kale raysal wasaaraha ayaa dhagax-dhigay waddo isku xirta dabka illaa isgoyska Bakaaraha.
Munaasabadda xariga looga jarayay...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Raysal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal ay si wadajir ah u soo saareen si weyn ugu dhaliilay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Qoraalka ay soo saareen masuuliyiintaan ayaa waxay kaga hadleen arrimo badan oo xasaasi...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si deg deg ah u joojiyaan dagaalka dhiiga ku daadanayo.
Wasiir Fartaag ayaa si adag u sheegay in lala xisaabtami doono dadka hurinaya xiisada ka taagan...
Dalalka Aljeeriya iyo Soomaaliya ayaa codsaday fadhi deg deg ah oo ay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayaan dhibaatada ka dhalan karta weerarrada Israa’iil ay ka geesanayso Suuriya.
Codsigaan ayaa yimid kadib wadatashi iyo is afgarad ay yeesheen wakiilada wadamada Carabta ee kusugan magaalada New York, Shir-guddoonka Golaha...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, today held a meeting with the Minister of Foreign Affairs of Burundi, Albert Shingiro, who is visiting Mogadishu for two days.
Minister Albert Shingiro delivered a message and greetings to President Hassan Sheikh from his counterpart Burundi President Évariste...
Guddiga doorashooyinka Puntland maanta oo sabti ah shaaciyay tirada iyo magacyada xildhibaanada urur kaste ugasoo baxay doorashooyinkii dhawaan dhacay.
Natiijada la shaciyey ayaa muujineysa inay codeeyeen dad gaaraya kaliya 177,445 kun oo qof marka loo eego 385,000 qof la sheegey iney is-diwaan galiyeen.
Sida ka muuqatay liiska uu guddigu soo bandhigay,...


















