Sunday, January 26, 2025

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Shirka London Somalia Conference, waxaa uu dhacayaa 11 bisha May ee sanadka 2017, waxaana kasoo qeyb-gali doona, madax ka kala socota dhamaan wadamada Bariga Africa, marti sharaf iyo shaqsiyaad ka kala socda hey’adda caalamiga ah. Shirka waxaa diirada lagu saari doonaa.: 1-      Xaqiijinta ammniga 2-      Dib-uhabeynta siyaasada iyo dowladnimada 3-      Hormarinta dhaqaalaha 4-      Heshiisyo cusub Sandkii 2011, dalka Soomaaliya...
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay ka sheegay munaasabad lagu qabtay xarunta dowladda hoose in lacag dhan $ 1 million oo dollar dowladda Soomaaliya ugu deeqday dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay Qaraxii 14kii October ee sanadkan ka dhacay Isgoyska Zoobe. Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal ba'an uu halkaa ka dhacey iyadoo la sheegayo in ay ku dagaalameen ciidamada dalka itobiya kuwa dagaalyahanada Al-shabaab. Dagaalka ayaa waxaa guulo ka wada sheegtey labada dhinac ee ku dagaalamey iyadoo Xarakada Al-shabaab ay soo...
Wasiirka Gaashaandhigaa Somaliland iyo Taliyaha ciidanka Militeriga  Somaliland  oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa  sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan Puntland hadii ay joojin waydo tuur-tuurka  ay ciidanka  Somalialnd ku hayso. Taliyaha Ciidanka Militeriga Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taanni ayaa sheegay in muddo sanad ah ciidanka jiida hore ee deegaanka...
Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo ayaa u taggaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya si uu isugu dayo in uu dhexdhexaadiyo dowladda Federaalka iyo maamulka Tigrayga isaga oo ku soo biiraya dadaallada nabadeed ee socda. Dalalka Uganda iyo Kenya oo ay hoggaaminayaan madaxweynayaashooda ayaa sidoo kale qeyb ka...
Diyaarado Dagaal ayaa Duqeymo Xooggan ka geystay Deegaan Dhinaca Bariga uga aaddan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, halkaas oo la sheegay in lagu dilay tro ka badan 20-qof, kuwo kalena ay ku dhaawacmeen. Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Duqeymo loogu geystay ciidamadooda meel ku dhaw deegaanka Jeexdin oo 25-km...
Dowladda Kenya ayaa mar kale ku adkeysatay in xuduud -badeedka ay la wadaagto Soomaaliya uu ku socdo xarriiq dhanka bari ah oo laga soo bilaabo halka ay labada dal ku kulmaan ee Badweynta Hindiya. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aysan Soomaaliya ku wareejin doonin taako ka mid ah...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxaa ay ku oggolaadeen in dawladda Soomaaliya ay qayb ka noqoto axdiga qaramada midoobay ee xuquuqda dadka naafada ah kaas oo golaha ay u soo gudbisay wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS,...
Ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyooday tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen iska-horimaad maanta xaafadda Zone K ee degmada Hodan ku dhexmaray ciidammo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya. Iska-horimaadkan oo socday muddo laba saacadood ah, kaasoo ka billowday dhul la isku-haysto oo ay ciidamada booliiska Somalia...
Deeqdan oo ka koobnayd, bur, Bariis iyo Saliid ayaa la gudoonsiiyay qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo, ayadoo ay ka timid dowladda Cumaan. Boqollaal qoys oo dadka reer Kismaayo ah ayaa ka faa’ideystan deeqda ka timid dowladda Cumaan, ayadoo ay ka qeeybinayeen masuuliyiinta rugta ganacsiga Jubaland ee JCCI. Sheekh Max’ed oo ay dowladda Cumaan usoo wakiilatay deeq...