Sunday, December 7, 2025

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Somaliland ayaa sheegtay in talaabo laga qaadi doono cidkasta oo ku kacda fal nabadgalyda waxyeelaya, afxumada iyo abaabulka shirarka qabaa'ilka. Warsaxaafadeed kasoo baxday Wasaarada Arrimaha Guddaha  ayaa lagu yidhi "Waxaa la isla qaatay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado dadka ku baaqaya arrimaha nabadgalyo darroda ah, sharcigana la horkeeno qofkasta...
Siyaasiyiinta Mucaaradka ee Koonfur Galbeed kasoo jeeda ee ku bahoobay ururka Maanshiil ayaa soo dhoweeyay wada tashiga nabadeed ee maalmo ka hor uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ay tilmaameen inay wax badan ka tari doonto xaalada dalka uu ku jiro. "Madasha Maanshiil waxay soo dhaweeynaysaa baaqii...
Guddoomiyaha midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf oo la hadlayay ka qeyb galayaasha wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya (TCC) ayaa carabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay wali u baahan tahay taageerada wadamada Midowga Afrika. Guddoomiye Maxamuud ayaa qiray inay jiraan horumar ay Dowladda Soomaaliya ka sameysay dagaalka ay kula jirto...
Midowga Afrika ayaa ka fekeraya inuu yareeyo hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM) haddii aan si degdeg ah loo helin maalgelin lagu taageero howlgalka, xilli Soomaaliya aysan weli si buuxda ugu diyaarsaneyn in ay la wareegto amniga dalkeeda. Sida aan kasoo xiganay warbixin lagu daabcay Crisis group, Maalgelin la’aanta howlgalka...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukuno kala duwan ay ku riday Shabakad farsameeyn jirtay Gaadiidka Qaraxyada loo adeegsado kadib markii lasoo gabagabeeyay dhageysiga dhammaan dacwadihii lagu soo eedeeyay eedeysanayaasha shabakadaan. Shabakadaan waxaa qeyb ka ah nin lagu magacaabo Cabdinaasir Maxamed Xasan oo ku eedeysan in uu Al...
Ugu yaraan 7 muhaajiriin Itoobiyaan ah ayaa u dhintay gaajo iyo harraad kadib markii doonidii ay saarnaayeen uu badda ku ciladoobay, iyaga oo safar tahriib ah kaga soo ambabaxay magaalada Bosaaso, kuna wajahnaa xeebaha koonfureed ee Yemen. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay Hey’adda Caalamiga ah ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisaalam Cabdi Cali, ayaa si adag uga hadlay xaaladda adag ee ay wajahayaan shacabka Falastiin, gaar ahaan dadka ku nool Gaza, intii uu khudbad ka jeedinayey shirka degdegga ahaa ee Ururka Iskaashiga Islaamka ee ka dhacay magaalada Jeddah. Wasiirku waxa uu...
Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadda Puntland oo kala ah Ifiye, Mustaqbal, Mideeye iyo Sincad ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay ku diidan yihiin is-afgarad ay  Puntland la gashay Somaliland. Xisbiyadani ayaa sheegay in is-afgaradkaasi aanu waafaqsanayn dastuurka Puntland, isla markaana uu baal marsan yahay danaha shacabka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kaga qeyb galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha cusub ee hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Agaasimihii hore ee hay'adda Mahad Maxamed Salaad. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horeyn uga mahadceliyay taliyahii hore...
Wabiga Shabeelle ee dhaxmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dhowrkii saacadood ee lasoo dhaafay keenay biyo aad u tiro badan oo cabsi xoogan ku beeray dadka ku nool xaafadaha Baledweyne. newsinsdeBiyaha aadka u badan ee uu keenay wabiga Shabeelle ayaa yimid, kadib markii daadad badan oo ka...