Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in 30 ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo laga fuliyay duuleedka deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud.
Duqeyntaan diyaaradeed ayaa la sheegay iney ka dhacday deegaan qiyaas ahaan magaalada Muqdisho uga beegan dhinaca Waqooyi Bari ilaa 260 KM, iyadoo Taliska Africom uu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa xalay kulankii ugu horreeyay la qaatay madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.
War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha ayaa lagu sheegay in kulanka looga hadlay qoddobo dhawr ah oo ay ugu horreeyaan xaaladda amniga ee dalka iyo gurmadka loogu jiro xal u...
Warar aan goordhaw helnay ayaa sheegaya in khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay shil diyaaradeed oo ka dhacay Duleeedka Xerada Ballidoogle ee gpbalka Shabeelaha Hoose.
Sida aan wararka ku helnay waxey sheegayaan in diyaraad Helicopter ah la dhacday ciidamo ka tirsan DANAB iyagoo tababar uu socday.
Mid kamid...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Salaad samatar ayaa jeedisay hadal buuq badan ka dhex dhaliyay baraha bulshada.
Guddoomiye ku xigeenka barlamaanka ayaa munaasabad lagu daahfurayay wacyi galinta shaqaaqooyinka dumarka, waxay ka sheegtay inay Muqdisho ka tagayso haddii uusan barlamaanku meel marin sharciga buuqa badan ka taagan...
Maxkamad hoost-tagta Xarakada Al-shabaab oo ku taalla dulleedka Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ayaa maanta xukun karbaash ah ku fulisay nin ay sheegeen in lagu soo eedeeyay inuu kufsaday gabar dhallinyaro ah.
Ninka xukunka lagu fuliyay oo lagu magaacabaa, Xasan Macallin Madeey ayaa la sheegay inuu kufsaday gabar dhallinyaro ah oo magaceeda...
Guddoomiyihii hore ee Doorashooyinka Puntland, Guuleed Saalax oo ka sharci-darro ku tilmaamay asteynta maalinta doorashada qof iyo cod eemadaxweyne Deni:
Deni markii uu boobayay kuraastii Baarlamaanka Federaalka waxaan sheegay inuu kasoo qaadidoono hungo iyo qoomamo, maanta oo uu markale u soo tafaxaytay boob kale wuxuu ku dambayndoonaa markale hungo iyo...
https://youtu.be/CwU4Xc_7Yqw
Qaar kamid ah xildhibaanada kasoo jeeda gobolka Sool ayaa ku baaqay in madaxweynaha Somaliland lala xisaabtamo oo maxkamad lagusoo taago dhibaatada ka socota magaalada Laascaanood.
Xildhibaanadan oo katirsan barlamaanka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Somaliland inuu ciidamadiisa ku amray inay xasuuq ka geystaan magaalada Laascaanood.
Xildhibaan Cabdullaahi Rooble oo kamid ah...
Nin kasoo jeeda qoomiyada Oromada, ayaa xalay feedh jilib ku dilay wiil 22 sanno jir ah, dilka ayaa ka dhacay afaafka hore ee Guuleed Hotel ee magaalada Hargaysa.
Warbixin lagu daabacay boga Facebook ee Booliiska Somaliland, ayaa lagu sheegay in ciidanku ay ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigaan eedaysanaha,...

















