Wednesday, February 19, 2025
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa iska diiday ka qeyb galka shir ay magaalada Baydhabo ku yeelanayaan 15-ka bishan madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada. Sida xogaha tilmaamayaan, Deni ayaa dhegaha ka fureyatay fariimo dhexdhexaadin ah oo kayimi dhanka wakiilada caalamiga ah, si uu shirkaasi u xaadiro oo uu...
Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay qaar ka mid ah dadkii kusoo dhaaaacmay dagaalada ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Dhaawacyadaan oo ay siday diyaarad gaar ah oo kasoo qaaday magaalada Garoowe ayaa tira ahaan gaarayay 18 ruux, kuwaas oo gaadiidka gurmadka...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sheegay inuu diyaar u yahay in wada hadal iyo nabad lagusoo afjaro colaadda ka jirta Koonfur Galbeed. Madaxweyne Lafta Gareen ayaa sheegay Koonfur Galbeed inay ku jirto xabsi 5km u jirto, isagoo ula jeeday inay kooxda Shabaab dhinac kasta ka...
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabtay doorashada kursiga Hop-176 ee Deegaan Doorashadiisa ay tahay Koonfur Galbeed, kaas oo kamid ahaa kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka. Kursiga Hop#176 ayaa waxaa horay ugu fadhiyay kana geeriyooday Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud Boorow, hayeeshee ugu dambeyn...
  Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.   Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay...
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooleey ee gobolka sh/hoose ayaa sheegaya in qarax miino goordhaw lagu dilay guddoomiyahii degmadaasi Siid Cali Ibraahin Xasan. Qaraxa miino oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa guddoomiyaha lagula eegtay gaarigiisa gudaha degmadaasi, waxaana la geeriyooday mid ka mid ilaaladiisa sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen...
Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Al-Shabaab ay xayiraad kusoo rogtay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa waxaa arintaasi faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood. Afhayeen Caanood oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee...
Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ay ka bilaaban doonaan deegaanada maamul goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya. Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in howlgaladii ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay ka bilaabeen deegaanka...
Puntland ayaa ku eedeysay Somaliland inay shacabka magaalada Laascaanood ku hayso tacaddi weyn oo u baahan inay hay’adaha xuquuqul insaanku il gaar ah ku hayaan. Wasiirka warfaafinta Puntland Eng, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in waxa Laascaanood ka dhacaya ay yihiin gumaad lagu hayo shacabka, isagoo sheegay in ciidamada Somaliland...
Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Maanta khudbad xasaasi ah ka horjeediyay Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, isagoona ku dheeraaday ka hadalka dhanka amniga iyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Madaxweyne Geelle ayaa mudanayaasha labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ugu horeyn kula dardaarmay in dalka iyo...