Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay wasiirka gaashandhigga dowladda federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Gen Odowaa.
Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ayaa diirradda lagu saaray dardargelinta dagaalka Al-Shabaab oo la filayo in maalmaha soo socda uu ka...
Xasan Shiikh maxamuud oo Dil Ka badbaaday ,Xogta Cida Fududeysay oo la ogaaday & saciid cabdulaahi Deni oo Dagaal kale iclaamiyey..
https://youtu.be/iDHb0_mS5bs
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si nabad ah ula wareegay degmada qadiimiga ah ee Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug.
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in ay ku guulaysteen inay Alshabaab ka xoreeyaan degmooyinka Xarardheere iyo Galcad, isagoo sheegay inay yihiin labo degmo oo aad...
Xukuumada Somaliland ayaa warbaahinta uga digtay in ay faafiyaan warar, warbixino iyo ra'yi ururin keeni kara in xaalada Laascaanood kasii darto.
Warsaxafadeed kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa warbaahinta loogaga digay in ay faafiso warar ama warbixino keeni kara in xaalada magaalada Laascaanood ay kasii darto.
"Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab gaar ahaan Ururka 5-aad guutada 16-aad ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ku yaala Waqooyiga magaalada Kismaayo.
Deegaanada ay ciidanka Kumaandooska Danab howlgalada ka sameeyeen ayaa kala ah Dheycabdi, mayoonde, Qudhac Madoobe, Koban, Araare iyo bandarjadiid oo...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa laga sheegay in Maanta 73 xubnood oo ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Shabaab iney ku dileen howgal ka dhacay deegaanka Miiroon oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Taliya ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil...
Ilaa afar hoobiye ayaa Caawa lagu garaacay xaafado ka mid magaalada Baledweyne, kuwaas oo jugtooda laga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Sadax ka mid ah afarta hoobiye ayaa la sheegay iney ku dhaceen Xaafada Xaawa taako gaar ahaan laanta Nuur xawaad, halka hoobiyaha afaraadna uu ku...
Magaalada laascaanood oo dhowrkii tobobaad ee la soo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo u dhaxeeya ciidamada Soomaaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC la magac baxay ayaa daganeed sadaxdii maalmod ee la soo dhaafay hasayeeshee waxaa jira wali hadalo xanaf leh oo ay dhinacyadu warbaahinta isku marinayaan.
Masuliyiin ka tirsan maamulka...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa Alshabaab ka xoreeyey deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud, sida uu warbaahinta dowladda u xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.
Galcad ayaa katirsanayd deegaannada Shabaabku muddo dheer ka talin jireen, waxayna jihada koofureed ka xiga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Galcad oo ah deegaan istiraatiiji ah ayaa...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Taliye Cusub Loo Magacaabey Iyadoo Xilkii Laga Qaadey Gen. Xijaar.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa taliye cusub usoo magacowday ciidanka Booliiska Soomaaliya, waxaana lagu meel mariyay shirka golaha wasiirrada ee Soomaaliya.
General Sulub Axmed Firin ayaa loo magacaabay inuu noqdo taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed, kadib soo jeedin ka timid wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya.
General Sulub Axmed Firin, ayaa haatan ah wasiir...