Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo uu shir guddoomiyey Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse Sharciyeed oo kala ahaa Qaraar la xiriira deegaannada laga xorreeyay Kooxda Shabaab iyo soo jeedinta magacaabista guddoomiye ku xigeenka cusub ee Bangiga Dhexe.
Kulan ayaa Golaha Wasiirrada waxay ku...
Baarlamaanka Pan-African-ka waxaa loo aas aasay ururka Midowga Afrika (AU) si loo xaqiijiyo in shucuubta Afrika ay si buuxda uga qayb qaataan horumarinta iyo is-dhexgalka dhaqaale ee qaaradda. Baarlamaankii ugu horeeyey ayaa 18/03/2004 lagu daah furay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya xaruntiisuna waa Midrand, Koonfur Afrika.
Hadafka ugu dambeeya...
Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ay xorreeyeen deegaanada Xawaar Xuseen iyo Qurac dheere, oo wax ka yar 20km u jira degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeeladda dhexe.
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga, Gen. Cabdullaahi Caanood ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in deegannadan ay ahaayeen...
Xildhibaanada Golaha Shacabka soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka, waxaana ogolaatay 145-xildhibaan, hal ayaa diiday, lix xildhibaan ayaa ka aamustay.
Ajendaha kulanka maanta ayaa ah marsiinta Akhrinta 3-aad iyo u codeynta hindise sharciyeedka Socdaalka, dhameystirka dooda warbixinta akhrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada, ka doodista warbixinta akhrinta...
Deegaanka Masaajid Cali Guduud oo Ciidamada Dawladdu Si Buuxda ula wareegeen Sida Lagu Soo Waramayo.
Ciidamada dowladda federalka iyo kuwa beesha Mudulood oo iskaashanaya ayaa gacanta ku dhigay tuulada masaajid Gaduuud, kadib dagaal xooggan oo shalay galab halkaasi ka dhacay.
Alshabaab oo markii hore faarujiyay tuulada ayaa waxyar kadib kusoo qaaday weerar culus, balse ciidamada ayaa si adag isaga caabiyay oo ku guulaystay inay ka...
Wararka ka imaanaya degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guri ku yaala degmadaasi uu haatan ka socdo weerar ku bilaawday qaraxo waa weyn.
Jugta qaraxa oo laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa lagu weeraray guri la sheegay inuu degan yahay Jenaraal ka tirsan Militariga Soomaaliya oo...
Dhowr hoobiye oo geystay khasaare kala duwan oo aan weli la ogaan inta uu le’egyahay ayaa lagu garaacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.
Qaar kamid ah hoobiyayaasha ayaa ku dhacay agagaarka hotel SYL, wasaaradda wafaafinta iyo Ex-fiyoore oo ah xayndaabka madaxtooyada Soomaaliya, waxaana jira khasaare dhaawacyo ah oo ka dhashay.
Mid...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta go'aan ka gaartay kiis cajiib badan oo ka dhashay Muqaal Prank ahaan ay u duubeen afar dhalinyaro ah oo ku sugan magaalada Muqdisho, islamarkaana muuqaalka ku faafiyay baraha bulshada.
Afartaan dhalinyarada ah ee Maxkamada kasoo hor muuqday ayaa sameeyay muqaal...
Ciidan ka tirsan , booliska Soomaaliya ayaa maanta la sheegay weerar ay ku qaadeen Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho oo ka mid ah Hotelada ugu caansan ee ku yaala caasimadda.
Weerarkan oo lagu tilmaamay inuu yahay mid aan ku fadhin sal – sharci waxaa dadka ka falceliyay ka mid ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Maanta magacaabay guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga.
Guddigaan uu magacaabay guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa la sheegay iney ka shaqeyn doonaan xiriirka iskaashi iyo saaxiibtinimada labada Baarlamaan, waxaana guddigaan uu ka kooban yahay 15 xubnood...