Askari katirsan ciidanka Hirshabeelle oo ka howl galayay isbaaro sharci darro ah oo kutaal degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa qof shacab ah oo darawal ah u dilay lacag lagu sheegay toban kun oo shilin Soomaali ah.
Falkaan oo dhacay saakay waaberigii ayaa yimid markii darawalka oo watay gaari...
Shir wadajir ah oo dhexmaray ururka Jaamacada Carabta iyo Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda abaaraha ka jira Soomaaliya.
Shirkan ayaa inta badan ujeedadiisu ahayd sidii la iskaga kaashan lahaa dadaallada ay ururadu ugu jiraan ka hortagga khatarta abaaraha iyo macluusha ka jirta gobollo badan...
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ay Maanta la wareegeen deegaanada kala ah Masagawaay, Aw Sheekh Gaab iyo Maraay Suuleey oo ah dhamaantood deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug.
Ciidamada is garabsanaya ayaa la sheegay in deegaanada qaar ay...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sheegay inuu diyaar u yahay in wada hadal iyo nabad lagusoo afjaro colaadda ka jirta Koonfur Galbeed.
Madaxweyne Lafta Gareen ayaa sheegay Koonfur Galbeed inay ku jirto xabsi 5km u jirto, isagoo ula jeeday inay kooxda Shabaab dhinac kasta ka...
Xukuumada Somaliland ayaa markale sheegtay in ay hayso maxaabiis ka tirsan Al Shabaab, iyo maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.
"Waxaanu hayna maxaabiis Al Shabaab ah, maxaabiis Puntland ah, waxay soo weerareen xeryaha millateriga, waxaananu u diyaar nahay in aanu usoo bandhigno beesha caalamka" Wasiirka Arrimahada Dibada Ciise Kayd Maxamuud ayaa...
Dowladda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore xaqiijisay wararka sheegaya in diyaaradaha hubeysan ee ay soo saarto Turkiga ee Bayrakh dar oo xiriir la leh qoyska Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ay hadda ka howlgalaan Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay dood ka dhacday Muqdisho ayaa sheegay in...
Doha (Warsom ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Dowladda ayaa la wadaagay Madaxweynihii Hore ee dalka, dadaallada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka iyo halganka ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku jiraan...
Maxkamad hoost-tagta Xarakada Al-shabaab oo ku taalla dulleedka Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ayaa maanta xukun karbaash ah ku fulisay nin ay sheegeen in lagu soo eedeeyay inuu kufsaday gabar dhallinyaro ah.
Ninka xukunka lagu fuliyay oo lagu magaacabaa, Xasan Macallin Madeey ayaa la sheegay inuu kufsaday gabar dhallinyaro ah oo magaceeda...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsana ciidanka Booliiska maamulka Koonfur Galbeed ee ka howlgala degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Askariga xukunka dilka toogashada lagu riday ayaa lagu magacaabaa Maxamed Cabdiqaadir Sheekh Ibraahim, kaasoo ku eedeysan dil uu geystay nin lagu magacaabi...
Saddex nin oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab ayay Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ku dileen Sarira oo u dhow xadka Lamu iyo Soomaaliya.
Arintaan ayaa timid wax yar kadib markii saddexda qof ay waddada ku xireen qarax uu dulmaray gaari biyo siday oo ay waxyeelo kasoo...


















