Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa'iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.
Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somaliland iyo dadkii ka mudaharaadayay dilalka soo noq noqday ee Laascaanood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah,...
Qaar kamid ah musharraxiintii xilka madaxweynaha Puntland u tartamay doorashadii 2019, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu damacsan yahay muddo kororsi labo sano ah.
Musharraxiintan oo ay kamid yihiin Cali Xaaji Warsame, wasiirkii hore waxbarashada Puntland iyo Faarax Cali Shire, wasiirkii maaliyadda Puntland, ayaa sheegay in qorshaha Deni uu yahay...
Madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan shirka madasha wadatashiga qaran.
Shirkaan oo daba socda shirkii bishii september ay yeesheen dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada ayaa looga arrinsanayaa arrimaha hortebinta u leh dowlad dhiska, iyo...
Kooxda khawaariijta arxanka daran ayaa wajahaya cabsi iyo kala carar ka dib markii ay jab xooggan kala kulmeen gulufka dagaal ee ay ku hayaan Ciidanka xoogga oo kaashanaya kuwa dib u xoraynta deeganada,kooxda oo beryahan ba la kulmaysay jab joogto ah ayaa hadda bilaabay in ay ka fakadaan deegaanadii...
Daawo>Booliska Soomaaliya oo ku Guuleystay in ay Fashiliyaan Mooto Bajaaj Qaraxyo laga Soo Buuxiyey.
Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay mooto bajaaj siday qaraxyo iyo laba nin oo la socday.
Mootada iyo eedeysanayaasha ayaa laga soo qabtay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, xilli ay doonayeen inay si qarsoodi ah ku soo galiyaan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Doodishe...
Raysal wasaraahii dalka Ingiriiska Liz Truss ayaa goordhaw oo Maanta ah shaacisay iney iska casishay xilkii Raysal wasaaranimo ee dalka Britain, ayada oo xafiiska joogtay mudo lix todobaad kaliya.
Liz Truss ayaa noqoneysa Raysal wasaarahii ugu mudada gaabnaa ee soo mara dalka Ingiriiska, waxaana la sheegay in Liz Truss uu...
Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF ayaa heshiis nabadeed ku kala saxiixday dalka Koonfur Afrika, kaddib wada hadallo muddo socday oo u dhaxeeyay labada dhinac, taas oo ay garwadeen ka ahaayeen Midowga Afrika.
Haddaba heshiiskan ay gaareen dowladda Itoobiya iyo TPLF oo ka koobnaa ilaa 12 qodob, waxaa kamid ahaa qodobada...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdiisu ay dagaal dhab ah kula jirto Al-shabaab ayna cunaqabatayn ku soo rogi doonto cid walba oo gacan saar la leh kooxda Al-shabaab.
Raysal wasaaraha ayaa sheegay in dowladdiisu guulo waawayn oo la taaban karo ay ka gaartay dagaalka hadda ka...
Hawada Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday heerka Class A oo lagu qiimeeyo darajada ugu sareyso ee badqabka iyo Maamulka Amniga ee hawada Soomaaliya, sida uu shaaciyay Ururka Caalamiga ee Gaadiidka Hawada IATA.
Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA) ayaa soo dhaweeyay in hawada Soomaaliya iyo nawaaxigeeda dib loogu soo celiyo...
Xukuumada Somaliland ayaa kadib maalmo anay dagaalo ka dhicin magaalada Laascaanood sheegtay in lasoo weeraray ciidankeeda ku sugan duleedka magaalada.
Somaliland waxay dagaalka saaka ku eedaysay kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in ay iskugu jiraan argagixiso, nabadiid iyo Puntland, inkasta oo Puntland ay dhowr jeer iska fogaysay...