Tuesday, May 19, 2026
Ciidamada Federal Booliska Itoobiya ayaa gudaha u galay magaalada Maqale si ay usugaan amniga magaalada Maqale iyo waliba xarumaha dowliga ah ee ku yaal isla magaalada Maqale. Sida lagu sheegay war kasoo baxay taliska Ciidamada Federal Booliska ee Itoobiya, Ciidamadan ayaa sugi doona amniga garoomada diyaaradaha, Isgaarsiinta, xarunta Korontada, Bangiyada...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay madaxweynayaasha dalalka Uganda iyo Kenya Yoweri Museveni iyo William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay madaxweyneyaasha Uganda iyo Kenya xaaladda Soomaaliya iyo dagaalka ka dhanka ah kooxda...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay siidaayeen lix ka tirsan Ciidamada dalka Jabuuti oo ay haysteen garabka hubaysan ee  FRUD, sida ay baahisay Warbaahinta dalka Itoobiya. Askartan ayay kooxdani ku qabsadeen weerar ay Jabhadda FRUD bishii October ee sannadkan ay ku qaaday xero ay lahaayeen ciidanka Jabuuti, halkaas...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo shalay gaaray dalka Erirea ayaa maanta kulan laleh madaxweynaha dalkaas, Isaias Afwerki, si ay uga wada hadlaan dib usoo celinta ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka ku qaatay dalka Eritrea, kuwaas oo muddo ka aan ka yarayn saddex sano ku xanniban dalkaas. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kadib...
Weriyaha Afrika ee Idaacadda Norwey ee Afrika oo wareysi la yeeshay Maxamed Xaaji Ingiriis, oo ah cilmi-baare ka tirsan Waaxda Taariikhda Caalamiga ah ee London School of Economics and Political Science (LSE), oo cilmi-baaris ballaaran u sameeyay Al-shabaab. sanadihii la soo dhaafey. Vegard Tjørhom: Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre...
Warar soo baxaya ay sheegaya in Urur Al-shabaab ay xayiraad kusoo rogeen dhaqdhaqaaqa Gaadiidka iyo Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah Shirkaddaha waa weyn ee ka howlgala gudaha Soomaaliya. Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da oo baahisay warkaan la xariira in kooxda Al-shabaab xayiraad kusoo rogeen Shirkadda Hormuud ayaa...
Ergayga gaarka ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in laga hortagay macluul dalka ka dillaacda, kaddib iskaashi looga hortagayo saamaynta abaaraha oo uu sheegay inay sameeyeen dowladda Soomaaliya iyo deeq bixiyaasha caalamka. Ergayga ayaa sheegay in loo baahan yahay in dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamku...
Wararka naga soo gaarayo deegaanada Beerxaano iyo Dhoqor oo ku yaala dhanka Koonfureed ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deegaanadaasi kooxda Al-shabaab ka afduubteen dad shacab ah. Ku dhawaad 20 ruux oo dhamaantood ahaa dad shacab ah oo kasoo jeeda Beesha Xawaadle ayaa la xaqiijiyay in...
Kooxda TPLF ee dagaalka kula jirta dawladda Itoobiya ayaa warbixin ay soo saareen waxay dadka u dhashay gobolka Tigray ugu baaqeen inay u soo baxaan safka hore ee dagaalka oo ay qoriga qaataan si ay iskaga difaacaan ciidamada soo duulay ee Itoobiya iyo Eritariya, waa siday hadalka u dhigeen...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta gaaray magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isaga iyo wafdigiisa wadahadalo laba geesood ah waxay la yeesheen Rayaal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo Golahiisa Xukuumadda. Labada masuul ayaa wadahadalooda ku muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta...