Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka ah ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in in ka badan 600 oo rayid ah lagu dilay Soomaaliya sanadkan 2022.
Sida uu sheegay madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay Volker Türk, ugu yaraan 613 qof oo rayid ah ayaa la...
Ugu yaraan Toddoba ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen weerar saakay aroortii lagu qaaday saldhgiyo millateri oo ku yaalla duleedka magaalada Bujumbura ee xarunta dalka Burundi.
Saaka aroortii hore ayaa waxaa is-rasaaseyn culus laga maqlayay bannaanka Bujumbura, kaddib markii kooxo hubeysan ay weerareen laba saldhig oo ciidamada millateriga dalkaas...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay weeraradii qaraxyada Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Baledweyne ee sababay khasaaraha kala duwana ee dhimashada, dhaawaca iyo burburka hantiyadeed geystay oo ay masuuliyadiisa sheegatay Kooxda Al-shabaab.
Weeraradaasi oo ahaa sadax qarax oo Ismiidaamin wada ahaa ayaa waxaa ku geeriyooday ku...
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa u xaqiijiyay madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkaas inay dowladdiisu siin doonto qalab dheeri ah si loo xalliyo caqabadaha amni ee ka jira.
Yoweri Museveni ayaa ayaa hadalkan ka sheegay aqalka madaxtooyada ee Entebbe, oo uu ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa.
“Waxaan ku siin...
Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa sheegay in anay jirin sabab sharci oo mudada loogu kordhiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoo sheegay in ay dhacday muddo kordhin aan laga wada tashan.
Guddoomiyaha xisbiga Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa, sheegay in doorashada madaxtooyada dib loo dhigi karo...
Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab dayib Erdogan ayaa Ibrahim Mete Yagli u magacaabay safiirka Turkiga ee Soomaaliya, kaddib markii Erdogan uu saxiixay wareegto uu isku shaandheyn ugu sameeyay safiirada caalamka.
Wareegtada ayaa lagu daabacay Faafinta Rasmiga ah wax yar ka hor sanadka cusub.
Safiirka cusub ayaa beddeli doona Mehmet Yilmaz oo tan sannadkii...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta garoonka diyaraadaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka dirtay ku dhawaad 100 askari.
Askartan ayaa tababar kusoo qaadan doona dalka Jabuuti, ayada oo taliska Booliska uu maanta garoonka kusii sagootiyay ciidamadaan
Ciidamadan tababarka loo qaaday ayaa gaaraya ku dhawaad 100 askari, kuwaasi oo la sheegay in...
Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ay ka bilaaban doonaan deegaanada maamul goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in howlgaladii ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay ka bilaabeen deegaanka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada ammaanka iyo rag hubeysan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir.
Dagaalkan ayaa yimid, kadib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisin ciidamada Booliska ay ku...
Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay fiidkii cirka laga duqeeyay deegaanka Kuunyo-baroow oo 90-km Koonfur-galbeed kaga beegan degmada degmada Baraawe ee gobolka shabeellaha hoose.
Goobjoogayaal ku sugan deegaanka ayaa sheegaya inay maqleen illaa saddex gantaal oo culus, kuwaasoo ku dhacay duleedka deegaanka Kuunya-baroow oo dhinaca waddada...


















