Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka gaarka ah ee guddiga Midowga Afrika ahna madaxa howlgalka ATMIS Souef Mohamed El-Amine.
Raysal wasaare Xamse ayaa Danjire Souef kala hadlay arrimaha amniga, dadaalada dib u xureynta, xasilinta dalka iyo kaalinta ATMIS ee...
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay saraakiil ka tirsan taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ee ku sugan Xeebaha magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.
Madaxweyne Qoorqoor ayaa la sheegay inuu kala hadlay saraakiisha Ameerikaanka ah howlgalada ka dhanka ah Kooxda Al-shabaab, islamarkaana uu ka codsaday...
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa daah-furay tartanka Iibka Qandaraasyada ee keenista raashinka aan bislayn iyo shidaalka ee loogu talagalay hay'adaha amniga ee dalka.
Sida uu wasiirku sheegay, daahfurkan ayaa looga golleeyahay horumarinta hannaanka Iibka Qandaraasyada Dowladda si ay dadweynaha Soomaaliyeed u wada gaarto Qandaraasyada Dowladda.
Dr. Cilmi...
La taliyaha amniga qaranka ee raysal wasaaraha Soomaaliya, Kamaal Daahir Xasan Guutaale, ayaa sheegay kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah Al-Shabaab inuusan wali gaarin heerkii ugu sareeyay.
Kamaal Daahir Xasan Guutaale oo la hadlay Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA, ayuu sheegay in uu filayo in beello badan oo ka kala...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Salmaan Daadir, oo lagu sheegay Khabiir dhanka qaraxyada Al-shabaab u qaabilsanaa, kaasoo oo lagu qabtay meel u dhow magaalada Camaara ee gobolka Mudug.
Sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka amniga oo la hadlay warbaahinta dowladda, ninkaan ayaa la qabtay xilli uu waday walxaha qarxa.
Qabashadiisa ayaa kusoo...
Gudoomiye Adan madoobe oo Lafta gareen lasaftay`Banabaxyo xoogan &Shuute oo xukuno Dil ah...
https://youtu.be/UPzzpdeRVp4
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal Shalay kasoo yeeray Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Dheere oo u muuqday hanjabaad ku socotay Bangiyada iyo Shirkaddaha Soomaalida.
Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo...
Ergayga gaarka ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in laga hortagay macluul dalka ka dillaacda, kaddib iskaashi looga hortagayo saamaynta abaaraha oo uu sheegay inay sameeyeen dowladda Soomaaliya iyo deeq bixiyaasha caalamka.
Ergayga ayaa sheegay in loo baahan yahay in dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamku...
Wafdi oo uu hogaaminayay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Ahmed Macalin Fiqi ayaa tagay magaalada Geneva, halkaasi oo uu uga qeyb galayo shirka sanadlaha ah ee arimaha barakacaayasha Gudaha oo ay soo qabanqaabiyaan Ha’adaha UNka.
Wasiirka arrimaha gudaha ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Swtzerland kula kulmay magaaalada Zürich, isagoo uga xog-warramay xaaladda...
Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka hay'adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, kaasoo dhawaan golaha wasiiraddu ay meel mariyeen.
Sharcigaan meel marintiisa ayaa waxaa hareeyeeyay buuq badan oo ka dhex dhacay golaha, kadib xildhibaano ay sheegeen in aan lagusoo darin soo jeedin ay guddiga kasoo talo bixinayay usoo gudbiyeen.
Si kastaba...