Wednesday, August 12, 2026
Xisbiga Kulmiye ee uu hoggaamiyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa billaabay in uu xisbiga banaanka ka dhigo siyaasiyiinta ka tirsanaa ee ka horyimaada rabitaanka hoggaaminta Muuse Biixi. Hoggaanka Xisbiga ayaa maanta oo u dambeysay xisbiga ka caydhiyay siyaasi Axmed Muumin Seed oo ahaa xubin sare oo ka tirsan guddiga fulinta,...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay furintaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wajiga labaad ee howlgalka dalka looga xureynayo kooxda Al-shabaab iuu ka bilaabanayo deegaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay inuu gabagaba yahay wajigii...
Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in xukuumadu anay ogolaaynayn in nabadgalyada Laascaanood ay khal-khal gasho. Wasiirka oo ka hadlayay munaasinada xuska 29 guurada kasoo wareegtay aasaaska ciidamada millateriga oo lagu qabtay Laascaanood, ayaa sheegay in anay ogolaanayn cidkasta oo iskudayda in ay dhibaatayso shacabka magaalada. "Waajibaadka qaran...
Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay ku masaafurineyso ku dhawaad 500 oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ay sheegtay in dalkeeda ay kusoo galeen Baasabooro wadama kale ah. Dhalinyaradaan ayay dowladda Canada sheegtay ineysan ahayn Soomaali, maadaama ay dalkeeda ku galeen Baasaboorka waddamo kale oo ay ku qasban tahay iney dib...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee madaxtooyada kaga qeyb galay salaadda Janaasada taliyehii qaybta guud ee boliiska gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku geeriyooday dagaalkii kadhacay deeganno ka tirsan Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tilmaamay in Marxuum Farxaan Maxamuud Qoroole uu ahaa geesi ay...
Wararka naga soo gaaraya degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ay Maanta kaabiga ku hayaan degmadaasi oo ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Ciidamada kaabiga ku haya degmada Aadan yabaal ayaa waxaa hoggaaminaya xubno ka tirsan...
Wasiirkii warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed, Ilyaas Cali Nuur ayaa caawa shaaciyay inuu iska casilay xilkiisii, sababa xiriira shaqaaqadii ka dhacday magaalada Baydhabo. Wasiir Ilyaas Nuur oo ku sugan magaalada Baydhabo, ayaa sheegay in uusan qeyb kasii ahaan karin maamul dadkiisa lagu dhibaateeyay. Wuxuu ku eedeeyay madaxweynaha Koonfur in uusan ixtiraamin waan...
Waxaa Jimcihii lasoo dhaafay magaalada Kampala ee dalka Uganda ku geeriyooday Kabtan Jaamac Ofle oo ahaa duuliye taariikhda galay isagoo noqday kabtankii ugu dambeeyay ee duulimaadkii caalamiga ahaa ee Somali Airlines sanadkii 1991-kii. Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Abdusalam Omer oo ay saaxiib dhow ahaayeen kabtanka geeriyooday ayaa bartiisa Twitter-ka...
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka Ruushka kaga qayb galay shir muhiim ah oo looga hadlayo arrimaha Dhallinyarada dunida Islaamka, waxaana marti gelisay shirkaan dowladda goonida isu maamusha ee Tatarstan oo xubin ka ah midowga Fedaraalka Ruushka. Shirkan oo...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ciidamo tikniko wata ay ciidamada Somaliland weerareen, lakiin ay ciidamadu kaliya is difaaceen, xeryahoodiina anay ka bixin. Wasiirka Arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Axmed, oo Laascaanood ku sugan, ayaa yidhi "Ciidan hubaysan oo tikniko wata, oo hoobiyayaal wata, oo baasuukayaal waata ayaa weeraray qaar kamid ah...