Tuesday, January 14, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ciidamada xoogga dalka, kuwa Hirshabeelle iyo kuwa deegaanka uga mahad celiyay inay Shabaab ka xoreeyeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe. Madaxweynaha oo jeediyay khudbad bogaadin iyo dhiirri galin ah ayaa sheegay inay tahay guul ummadda Soomaaliyed usoo hoyatay in Shabaab laga kiciyo...
Waxaa Maanta Sideedii Duhurnimo ah ka dhacay degmada Wartanabada ee magaalada Muqdisho dil si aad ah looga argagaxay oo loo geystay nin magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Maxamed Cabdulle. Dilkaan ayaa la sheegay inuu geystay nin ku hubeysnaa Tooreey ama Mindi aad u  dheer, kaasoo qoorta iyo meelo kale kala dhacay...
Midowga musharraxiinta madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ayaa ciidamada midowga Afrika ee ATMIS ugu baaqay in aysan ku milmin arrimaha siyaasada. Warsaxaafadeed kasoo baxay golahan kaddib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, ayay ciidamada ATAMIS uga digeen wax kaste oo keeni kara qalalaase siyaasadeed. Waxay sidoo kale baaq u...
Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Dr.  Cilmi Maxamuud Nuur ayaa dalka Senegal kulan kula qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) Dr. Akinwumi Adesina iyo xubno sare oo ka tirsan Bangiga. Dr. Cilmi ayaa madaxweynaha Bangiga la wadaagay warbixin ku saabsan dhaqaalaha Soomaaliya iyo horumar laga gaaray arrimaha dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo...
Afeef: qoraalkan haka falcelin adiga oo dhameysan! Shabaab waa urur ka falaagoobey Maxkamadihii uu hoggaaminayay Madaxweyne Sh. Shariif oo markii dambe heshiis ay galeen Maxkmadaha iyo Dowladii TFG ee ku meel gaarka aheyd, laguna soo dhisay dowlad cusub dalka Jabuuti ee Baarlamaankii dalka ee ahaa 275 lagu daray 275 laga...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay dagaalka saaka ka dhacay duleedka Laascaanood ku qabatay 20 maxbuus, 2 baabuur, 15 qori oo kuwa culus ah iyo hub fudud oo tiro badan. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, oo warbaahinta Hargaysa kula hadlay, ayaa sheegay in dagaalka saaka ay ku gacan sareeyeen...
Afhayeenka Isbaheysiga Xisbiyada Qaran Cali Maxamed Nuux Timajilic oo Warbaahinta maanta la hadlayey ayaa Sheegay in wax aad looga naxo ay Tahey Markii La ogaadey in al shabaab ay Dhameystireen Dhaawicii u Dagaalamayey oo ay Shaley Khalad Dagaal ku Geliyeen,waan Cambaareyneynaa falalka xaasidnimaada iyo jirid go'ynta ah ee ay...
Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ka hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa shaaciyay arrimaha xilligaan ku horgudban in wada-hadal laga yeesho arrinta taagan. Boqor Buurmadow ayaa sheegay in xal nabadeed uusan imaan karin inta ay ciidamada Somaliland joogaan duleedka Laascaanood, isaga oo ku...
Guud ahaan dalka Kenya, ayaa maanta waxaa looga dabaal-dagayaa xuska 52 sano guuradii ka soo wareegtay markii Kenya ay xornimadeeddii ka qaadatay wadanka Britain oo ku beegneyd 12-kii bishii December, 1963-dii. Xuska maalinta xorniyadda Kenya ee loo yaqaano (Jamhuri Day), ayaa siyaabo kala duwan waxey oga dhacday maanta Kenya oo...
Raysal wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhaxe oo dhawaan laga saaray kooxda Al-shabaab. Wafdiga Raysal wasaaraha oo ay qeyb ka yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa halkaasi waxaa kusoo dhaweeyay madaxweyaha maamulka...