Tuesday, January 14, 2025
Senator Saciid Siyaad oo katirsan barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay maxkamadda ciidamada qalabka sida inay sii daysay eedeysane dil ku xukumnaa, kaas oo dilay qof shacab ah oo kasoo jeedo dadka uu matalo. Senatorka ayaa tilmaamay nin ay maxkamaddu dhawaan ku xukuntay dil toogasho, in uusan ahayn...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Qamiis la ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Kulankaasi dag dag ah ayaa ujeedkiisu aheyd sidii wax looga qaban lahaa Xaaladaha amni-daro ee Ku soo Korartay Caasimada iyo...
Wasiirka arrimaha Horumarinta dalka UK, Andrew Mitchell, ayaa ku dhawaaqay taageero cusub oo ay UK siinayso Soomaaliya kadib booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku yimid Soomaaliya tan iyo markii loo magacaabay. Intii uu ku guda jiray booqashadiisa 2-da maalmood ah, ayaa wasiir Andrew Mitchell wuxuu xaqiijiyay, £6.7milyan oo ah maalgelin gargaar bini'aadantinimo...
Waxaa Todobaadkii sadaxaad oo xiriir ah galay dagaalka iyo duqeymaha ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kasoo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka reer Laascaanood. Dagaalka iyo duqeymaha ka socda Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa la xaqiijiyay iney ku geeriyoodeen 96...
Dowladda  Soomaaliya ayaa todobaadkii hore xaqiijisay wararka sheegaya in diyaaradaha hubeysan ee ay soo saarto Turkiga ee Bayrakh dar oo xiriir la leh qoyska Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ay hadda ka howlgalaan Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay dood ka dhacday Muqdisho ayaa sheegay in...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cusmaan Baale, ayaa waxa ka socda magaalada Laascaanood ku tilmaamay dambiyo dagaal oo ka dhan ah aadanaha iyo qiyamka dadka Soomaaliyeed. Danjire Abuukar Baale oo warbixin siinayay golaha ammaanka ayaa sheegay in weerar aan loo kala soocin lagu qaaday dadka rayidka ah...
Baaq ayaa kasoo baxay shirkii magaalada laascaanood uga socday Isimada gobolada SSC, iyagoo ku dhawaaqay go'aano culus. Isimada SSC ayaa ku dhawaaqay in aysan ka tirsanayn Somaliland iyo gooni istaageeda. Waxay sheegeen in laga bilaabo maanta ay katirsan yihiin dowladda federalka Soomaaliya, dhulkoodana lagu maamulidoono dastuurka Soomaaliya. Baaqa kasoo baxay shirka...
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Soomaalida Qurba-joogta ah in ay gacan ka geystaan dadaallada dowladda ay ugu jirto sidii looga adkaan lahaa Al-Shabaab. Wasiirka duulista ee Soomaaliya, Fardawso Cismaan Cigaal, ayaa la kulantay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka Montreal, Ottawa iyo Toronto Canada. “Waa inaad ka qayb qaadataan halganka degdega...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yılmaz, Siihayaha Xilka Danjiraha Norway ee Soomaaliya, Haakon Svane, ayaa la wadaagay sida ay dowladdiisa uga go’an tahay dib u soo celinta wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Madaxweynaha ayaa xusay doorka fududeynta iyo isu soo dhaweynta...