Golaha Guurtida Somaliland ayaa 2 sanno ku kordhiyay muddo xileedka madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, muddo xileedka golaha ayay sidookale ku kordhiyeen muddo 5 sanno ah.
Golaha ayaa kal fadhi ay saaka ku yeesheen xarunta golaha guurtida ee Hargaysa, cod aqlabiyad ah ku meel mariyay muddo kordhinta madaxweynaha iyo muddo xileedka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Maanta ku naf waayey qaraxyadii khasaaraha badan geystay ee ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale u rajeeyey dadka dhaawacyadu ay ka soo gaareen qaraxyadaii Maanta in...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, participated in the cooperation meeting between Italy and the countries of the Horn of Africa hosted by the Prime Minister of Italy, Giorgia Meloni.
The meeting, which took place in Rome, the capital of Italy, was attended by leaders...
Ganacsatada xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay Alshabaab weli ka qaadaan lacago baad ah oo ay ugu yeereen sakaawaad iyo canshuur.
Qaar kamid ah ganacsatadan oo la hadlay idaacadda VOA Soomaali, ayaa sheegay in Alshabaab lacagahan uga qaadaan meel aan ka fogayn aqalka madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya iyo...












