Tuesday, January 13, 2026
Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa loo magacaabay inuu noqdo hanti-dhawrka guud ee Qaranka, kadib soo jeedin ka timid wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Abuukaate Axmed Ciise oo horey xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay, ayaa magacaabiddiisa lagusoo bandhigay shirka golaha wasiiradda, halkaas oo lagu ansixiyay. Waxaa uu...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay in ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ay xireen Wadaadka lagu magacaabo Mustaf Cali Caanood oo si weyn looga yaqaano baraha Bulshada, kaasoo dowladda ay ku eedeysay inuu faafiyo aragtida waxa loogu yeero xagjirka. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka Golaha shacabka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoona uga warbixiyey halganka dalka lagaga xorreynayo dagaalamayaasha Al-shabaab. Kulankaan waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, guddoomiye...
Puntland ayaa digniin xooggan kasoo saartay Roobab mahiiggaan ah oo ku soo wajahan gobolka Nugaal, sida ay tilmaamayso saadaasha hawada. Qoraal kooban oo ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka, ayaa bulshada lagu wargaliyay inay feejignaadaan kana baxaan dhulka godan iyo meelaha biya qaba-tinka leh. “Waxay saadaashu sheegaysaa inay jiraan...
Magaalada Durban ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxa lagu soo gaba-gabeeyay shir caalami ah oo looga hadlayay horumarinta Beeraha Adduunka, shirkaasoo ay soo qaban-qaabisay hay'adda horumarinta wax-soo-saarka beeraha adduunka ee loo yaqaan GFIA ama Global Forum for Innovations in Agriculture. Shirkan waxaa kasoo qayb-galay mas’uuliyiin iyo hoggaamiyayaal ka socday caalamka,...
Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne), ayaa ku andacooday in hay'addo shisheeye ay Somaliland ku faafinayaan diinta Masiixiga. Waxa uu sheegay in waxyaabihii ay xukuumada Somaliland isku qaniineen ay kamid ahayd, la dagaalanka laba hay'addood oo reer galbeed ah kuwaasi oo daganaa Hargaysa iyo agagaar keeda, isla markaana diimo baadila...
Gudoomiyaha maamulka gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa munaaaabad ka dhacday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa lagu gudoonsiiyey Biladda Hogaamiyaha ugu wanaagsan sanadka dhamaaday ee 2022, taasoo la sheegay iney u garteen shacabka Soomaaliyeed, waxaana gudoonsiiyey Madasha Soomaali Awards. Madashada Somali Awards iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in gudoomiye...
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey in sare loo qaado dagaalka ka dhanka ah  Al-Shabaab,kadib wadahadal dhexmaray Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Itoobiya, Field Marshal Berhanu Jula. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta gaaray magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isaga iyo wafdigiisa wadahadalo laba geesood ah waxay la yeesheen Rayaal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo Golahiisa Xukuumadda. Labada masuul ayaa wadahadalooda ku muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta...