Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika ayaa ka hadlay duqeyn cirka ah oo lagu qaaday Al-Shabaab, taasoo ka dhacday meel u dhow degmada Jilib, oo qiyaastii 370 KM dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan Muqdisho.
Qiimeynta bilowga ah ee taliska Maraykanka ayaa ah in duqeynta lagu dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab iyo...
Ciidanka Millateriga Somaliland, ayaa sheegay in aanu ciidanku gobolka ka bixi doonin, hadii amni daro danbe dhacdana uu xoog nabada ku sugi doono.
Taliyaha Ciidamada Millateriga ee Gobolka Sool Sareeye Guuto Mahad Cambaashe, ayaa digniin u diray dad uu sheegay in ay rabaan in ay magaalada Laascaanood qas galiyaan, isagoo...
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo la sheegay iney horay si bareer ah u dileen laba ruux oo shacab ahaa, waxaana horay xukunkaan ugu riday Maxakamada ciidamada Qalabka sida ee maamulka Jubbaland.
Labada nin ee toogashada Maanta...
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday lacag dheeri ah oo lagu taageerayo howlaha gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya iyadoo ay jirto aragtiyo kala duwan oo laga qabo xaaladda abaarta ee Soomaaliya ka jirta.
Madaxa USAID, Samantha Power ayaa ku dhawaaqday in dowladda Mareykanka ay ku deeqeyso $411 oo dheeri ah si loo...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga diyaarinta wada xaajoodka arrimaha federaaleynta dalka.
Madaxweyne Deni ayaa sheegay tallaaban inuu uga golleeyahay, baahida loo qabo in la xoojiyo diyaar garowga wada xaajoodka arrimaha Federaalka.
Magacaabiddan guddigan ayaa timid kaddib markii dhawaan Puntland ay sheegtay inay si kaligeed ah qaddiyadaha...
Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa in ka badan 15 weerar oo xagga cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya 2022-kii. Howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo caawinta dowladda Soomaaliya, ayaa kordhay in ka badan 30% sanadkii hore.
Qaar ka mid ah xildhibaannada Congress-ka, ayaa baaritaan ku sameeyay howlgallada AFRICOM, iyaga oo...
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo dhoweeyay howlgallada dadka Soomaaliyeed deegaanadooda uga xoraynayaan Alshabaab, isagoo ku baaqay in lasii xoojiyo.
Madaxweyne Deni ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed isku duubni iyo midnimo ay uga gudbi karaan caqabadaha amni iyo xaaladaha dalku haatan ku sugan tahay. Deni wuxuu sidoo kale...
32 sano kadib, ugu dambayntii waxaa maanta si rasmi ah loo furayaa safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee London ee UK.
Safaaradda oo ku taal Winchester House oo ah Waddada Old Marylebone, ayaa bixin doonta adeegyada muhiimka ah ee lagu qiyaaso 500,000 oo qurbo-joog Soomaaliyeed ah oo ku nool United Kingdom...
Villa Soomaliya oo Kiiska Ikraan Tahliil Lugta la galay & Shuutoo Ka badbaaday dil +Xogta.
https://youtu.be/VmYgi6Wr990
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markale sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka xun tahay dhibaatada ka socota Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.
Wasiirka oo hadal ka jeedinayay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ku celiyey mowqifka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya...