Friday, January 28, 2022
Maxamed Bin Salmaan oo ah dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay sheegay in Israa'iil ay xaq u leedahay in ay dal yeelato. Arrintaas ayaana u muuqata isbadal lataaban karo oo ku yimid meeshii uu Sacuudigu taagnaa markii hore. Amiir Bin Salmaan ayaa wargayska Maraykanka ka soo baxa ee Atlantic...
Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna taageerayey siyaasiga Gen Maxamed Axmed Jaamac Shaale oo ah musharax Madaxweyne doorashada Puntland ee 2019, ayaa xalay lagu qabtay London ee caasimada UK, Xafladan oo lagu qabtay xaafadd ka mid ah London ayna ka soo qaybgaleen dadweyne aad u tiro badan oo isugu...
 Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa xalay ka da’ay magaallada Muqdishu. Roobkii xoogganaa ayaa waxaa ay saaka biyo dhigeen waddooyinka waaweyn ee dhexmara magaalladda. Qaar kamid ah waddooyinka ayaa xiran, waxaana laamiyada qaar ay yihiin kuwo ay buuxaan biyo fara badan. Dhinaca kale xeryaha ay ku jiraan dadka kasoo cararay...
Wasaaradda arrimaha dibeda dalka Mareykanka ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in Liiiska Argagixisada lagu diray Ururka Jamaactu Al Hijra oo sida warbixinta lagu sheegay ka howlgala dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Mareykanka ayaa sheegay in kooxda sanadkii 2008-dii lagu ku aas aasanatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ay ka...
Wali waxaa soconaya dagaallada iyo iska horimaad-yada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida, waxaana saacadihii ugu danbeeyay lagu waramayaa in maleeshiyo ka tirsan Qowmiyada Oromada ay dileen Afar Ruux oo Soomaali ah. Afartan ruux ayaa la sheegay in lagala degay gaari ay la socdeen oo ka soo anbabaxay degmada Nagleyle...
  Madaxweyne Trump ayaa si xooggan u difaacay inuu caafimaad ahaan u qalmo inuu maamulo xafiiska uu ka taliyo, waxa uuna gaashaanka ugu daruuray buug dhawaan laga qoray oo isaga ku tilmaamaya inuusan maskax ahaan fadhiyin. Shir jaraa'id oo uu qabtay ayuu Mr Trump ku tilmaamay qoraaga buuggaasi Michael Wolff inuu...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa fuliyey qorshaha dib-u- soo celinta dhulka Danta Guud oo Jardiinka Number Afar la banneeyey oo dhismihii laga burburiyey si bilicdii Dar-jiinooyinka la soo celiyo. Dhismaha xalay la burburiyay ayaa ahaa dhisme horay ay uga guureen dadkii dhistay Sababo dhanka dhaqaallaha ah, waxaana xusid mudan in Gudoomiye...
Islii Nairobi ayaa xalay aad loogu dabbaal dagay guushii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya 4ta sano ee soo socota. Muhaajiriin badan oo gaaraya tobanaan kun ayaa ku nool xaafada Islii kuwaasoo dagaalka sokeeye ee Soomaaliya ka saoo baxsaday laga soo bilaabo 1991 markii dawladii dhexe ee...
Guddoomiyaha gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa sheegay in ay dhinteen 15 ruux kaddib roobab wata dabeylo xooggan oo saacadihii ugu danbeeyay ka da’ay qeybo ka mid ah gobolka. Dadka dhintay ayuu sheegay guddoomiyaha in intooda badan ay ku sugnaayeen deegaannada Lughaya iyo Baki oo ka wada tirsan isla gobolka...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee ku nool magaalada Muqdisho. Kulankan oo lagu xoojinaayey xiriirka wada shaqayneed ee Ururrada Bulshada iyo dowladda ayaa xubnaha ka socday Bulshada Rayidka ah waxa ay u soo gudbiyeen Madaxweynaha talooyinkooda ku...