Friday, January 28, 2022
Wararka naga soo gaaraya degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Wasiiru-dowlihii Amniga Koofur Galbeed lagu dilay qarax miino, xilli kolonyo uu la socday ay ka soo ambabaxeen Garoonka Balli-doogle, halkaasoo uu maanta booqday Madaxweynaha Koofur Galbeed. Wasiirka Qarax ku geeriyooday oo lagu lagu magacaabayay C/qaadir C/raxmaan Cali...
Ugu ayaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay dhul ku go'ay koonfurta-galbeed ee Colombia Axaddii, sida ay masuuliyiintu sheegeen. Shan ruux oo kale ayaa ku dhaawacan tay, guryo badan ayaana ku burburay magaalada Rosas oo ka tirsan gobolka Cauca. Dhul go'itaankan ayaa dhacay maalmo ka dib markii ay halkaas ka da'een roobab...
Koox gurmadka qaabilsan oo reer Yurub ah ayaa sheegtay in muhaajiriin ku xannibnaa badda Mediterraneanku ay u sheegeen in 5 markab ay iyaga iska dhaafeen oo diideen inay caawiyaan, ilaa markii kooxdani ay ugu dambeyn soo badbaadisay maalintii Jimcihii. Aloys Vimard oo ka tirsan ururka SOS Mediterranne ayaa Axaddii shalay...
Kulankii Golaha Wasiirrada Soomaaliya ee maanta oo uu shir-guddoominayay RW Xukuumadda Federaalka, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa waxaa looga Hadlay Qodobbo ay ka mid ahaayeen; Xaaladda Siyaasadeed ee dalka & daba-galka Hantida Qaranka. RW Sharma'arke, ayaa wuxuu warbixin la xiriirtay Xaaladda Siyaasadda ee Waddanka u soo gudbiyay golaha wasiirrada, isagoo...
Dowladda Suudaanta koonfureed ayaa saddex ka mid ah ragga Soomaalida ah ee ku lugta leh Tahriibinta dadka, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Magafayaasha ee dadka u Tahriibiya Libya ku wareejisay dowladda Soomaaliya. Raggan dowladda Soomaaliya loo soo gacan galiyay ayaa lagu kala magacaabaa Caydaruus C/llaahi Naxar, C.raxmaan Maxamuud Socdaal iyo...
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Somalia, Maxamed Aadan Ibraahim Farkeeti ayaa xalay ka qayb galay Dood ay soo qaban Qaabisay wasaarada dhalinyarada & isboortiga oo looga hadlayey sida ugu habboon ee dhallinyaradu shaqo looga abuuri karo, si looga hor-taga tahriibka iyo shaqo la’aanta baahsan ee dalka ka jirta. Wasiirka ayaa waxaa...
-Ururka midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay in ciidamo dheeraad ah si dagdag ah loogu soo biiriyo xoogagga AMISOM. Ururka midowga Afrika ee AU ayaa sheegay in ilaa 4 kun oo askari oo dheeraad ah loo baahan yahay in lagu soo kordhiyo ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wada-hadalka ayaa intiisa badan diiradda lagu saarray xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar iyo habkii lagu xoojin lahaa, laguna horumarin lahaa dhinac waliba oo u...
Xoghayaha arrimaha difaaca dalka Kenya, Monica Juma iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, ayaa ku kulmay magaalada Nairobi, halkaas oo ay uga wada hadleen xaaladda amni ee geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya. Monica Juma ayaa qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda twitterka waxay ku sheegtay in ay...
Xog-hayaha guud ee Qaraamada Midoobay Antonio Guiteras ayaa u magacaabay dalka Yemen Ergay gaar ah oo cusub oo bedelaya ergaygii hore ee Qaraamada Midoobay Waliika ugu ahaa dalkaasi Ismail Walad Shekh Ahmed. Ergaygan cusb oo u dhashay wadanka UK waxaa lagu magacaabaa Martin Garrix waana dibolomaasi wadamo badan ka soo...