Friday, April 19, 2024
Taliska ciidamada ee Africa,ayaa codsaday in baaritaan dheeri ah lagu sameeyo weerarkii bishii August ka dhacay deegaanka Barriire hadii ay jiraan dad rayid ah oo lagu dilay. Weerarka deegaanka Barriire lagu qaaday ayaa si wada jir ah waxaa u fuliyay ciidamo Mareynkanka oo ku sugan Soomaaliyo iyo ciidamo ka tirsan xoogga...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Hambalyo u Dirtay Madaxweynaha la doortay ee Waddanka Mareykanka Donald Trump oo noqonaya madaxweynihii 45-aad ee Mareykanka. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in xukuumadda Federaalka Somalia ay la shaqeynayso Trump oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee Mareykanka. Sidoo...
War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee urur gobolleedka IGAD ayaa lagu sheegay in shaqadii iyo xilkii uu ka hayay Urur gobolleedka laga saaray Col. Gabre ahaa La Taliyaha sare ee dhinaca siyaasadda ee xog-hayaha Guud ee IGAD, kaasoo xilkan loo magacaabay sanad ka hor. Warqada...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (Amnesty  International) ayaa warbixin cusub oo ka soo baxday ku sheegtay in ciidamnada Myanmar ay soo cusbooneysiiyeen weerarada lagu xasuuqayo Muslimiinta Rohingya ee ku nool gobolka Rakhine. Amnesty ayaa warbixinteeda ku sheegtay in ciidammada Barma ay mar kale fuliyeen falal xasuuqa ah oo...
Mareykanka ayaa hakinaya dhammaan dhaqaalihii uu siin jiray hay'adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga Falastiin-niyiinta. Warbixin qoraal ah oo ay soo saartay waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu gebi ahaanaba hakinayo lacagta uu ugu deeqo hay'addaasi Qaramada Midoobey ee qaxootiga Falastiyiniinta ee UNRWA. Heather Nauert oo...
Guriga martida Magaalada Kismaayo oo ku yaalla Aga-gaarka Dekedda Kismaayo ayaa waxaa ka soconaya Shirkii madasha Wada-tashiga Qaran ee looga arinsanayay aayaha Soomaaliya iyo hannaanka doorashooyinka sanaddan ka dhici doona Soomaaliya. Shirkan oo ay dibad-joog ka ahayd QM iyo Beesha Caalamka ayay madaxda Soomaaliyeed waxay si weyn uga doodeen qodobada...
Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa 10 kun oo Shilin Soomaali u dilay Wiil dhalinyaro ahaa oo ku shaqeysanaayay Mooto Bajaaj xili uu maraayay Carbiska ee duuleedka magaalada Muqdisho. Wiilkaan dhalinyarada ahaa ee la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Xasan Jabuuti, waxaana la sheegay inuu bixiyay 10-ka kun...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulan deg deg ah oo ay yeesheen leysku afgartay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu gurmado dadka ay fatahaadu ku dhufatay, gaar ahaan magaalada Beledweyne. ‘’Madaxdii iyo qeybihii kala duwanaa ee...
Gobolka Awdal ayaa noqday gobolkii labaad ee ay si Rasmi ha uga billaabanto diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha Somaliland, Waxaana labaddii maalmood ee u dambeeyay ku sii Qul-qulayey Mas'uuliyiinta Xisbiyada Qaranka, guddida doorashooyinka iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada oo ka Qayb-qaadanayey billowga diiwaangelinta. Munaasabaddii lagu shaacinayey inay gobolka Awdal ka bilaabi...
  Iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba ay soo baxayeen warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya saxiixeen mooshin ka dhan madaxda sre ee dowladda, ayaa markii ugu horeysay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka waxaa uu sheegay in uu laabtay mooshin uu horay u saxiixay. Xildhibaan Cabdullaahi Shaacir oo ka mid ah baarlamananka...