Friday, January 28, 2022
Waxaa maalintii 3aad ka soconaya magaalada Muqdisho shirka madasha wadatashiga  oo looga hadlayo qodobo xasaasi ah oo la xiriira arimaha doorashada, waxaana warar hor dhac ah oo soo baxaya sheegaya in ay jiraan qodobo leysku mari la’yahay. Shirka oo maalintii shalay warbixin ka dhageystay guddiga  madaxabanaan ee xalinta khilaafaadka doorashada,...
Saraakiisha Amaanka dalka Kenya ayaa sheegay in uu socdo qorsheo dhalinyarada xuduuda Kenya iyo Soomaaliya ku nool ay kaga wacyi gelinayaan ku biirida Ururka Al Shabaab. Gaar ahaan qorshan cusub ayaa beegsanaya dhalinyarada si ay uga dhaadhiciyaan sidii aysan ugu biiri laheyn Al Shabaab oo ay sheegeen inay dhibaatooyin badan...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale faah faahin dheeraad ah ka bixiyay danta Soomaaliya uga jirta isbaheysiga ka socda d Geeska Africa. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in muhiimada ugu weyn oo Soomaaliya isbaheysiga la leedahay tahay in leys tixgaliyo oo aan lagu xadgudbin sida uu hadalka u...
Wasiiradda arrimaha dibedda Midowga Yurub oo kulan ku leh caasimadda Brussels, ayaga ka arrinsanaya saamaynta ay ku yeelan karto guusha uu doorashada Maraykanka ka gaaray Donald Trump. Qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta Yurub ayaa ka walaacsan hadaladii uu ololihiisa ka sheegay Mr Trump. Waxa ay si gaar ah uga...
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xiisada ka taagan magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kadib markii darbiga Kenya ay ka dhiseyso xuduuda labada dal, ay gudaha u soo gelisay qaybo ka mid ah degmada. Arrintan, ayaa ka careysiisay bulshada ku dhaqan Degmada Baled Xaawo, waxayna maalmihii la soo dhaafay dhigeen Dibadbaxyo...
  Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xiisada u dhaxeysa Maamulka Puntland iyo Somaliland, taasi oo dhawaan soo xoogeysatay, kaddib markii ciidamo ka kala tirsan labada maamul ay ku dagaalamaneen degaanka Tukaraq. Gaas ayaa sheegay 8-dii bishan ciidamo laga soo abaabulay sida uu hadalka u dhigay magaalada...
Ra'iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)  wuxuu markii ugu horreeysay sheegay dowladda Federaalka inay qorsheysay kulan fool ka fool ah oo ay  yeeshaan madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi. " Wada-hadalladii Soomaaliland iyo dowladda federaalka oo wajiyo badan yeeshan si fiican noogu qabsoomay, waxaa naga go'an haddii...
Ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyooday tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen iska-horimaad maanta xaafadda Zone K ee degmada Hodan ku dhexmaray ciidammo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya. Iska-horimaadkan oo socday muddo laba saacadood ah, kaasoo ka billowday dhul la isku-haysto oo ay ciidamada booliiska Somalia...
 Saraakiil ka tirsan maamulka degmada Wadajir ayaa warbaahinta u sheegay in rag hubeysan  goor dhaw oo maanta ah ku toogteen degmada askari ka tirsanaa ciidamada asluubta dowladda federaalka Soomaaliya. Toogashada askariga waxaa geystay rag ku hubeysnaa bastoolad kuwaa oo goobta isaga cararay kaddib dilka askari ka tirsanaa ciidamada dowladda. Goob joogayaal...
Dowladda Jabuuti ayaa dalkeeda ka musaafurineysa ilaa 16 Askari oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo sida la sheegay gacan saar dhaw la leh Jabhada difaaca Tigray-ga. Sida ay sheegtay Warbaahinta gudaha Jabuuti 16 kan Askari oo ay ka mid yihiin Korneelo iyo Taliyayaal ayaa waxaa qabtay ciidanka ilaalada madaxtooyada kuwaa oo...