Monday, December 6, 2021
Dowladda dalka New Zealand ayaa sheegtay in ay joojin doonto isticmaalka nuucyada hubka ee dadka rayidka ah, ka dib markii dalkaasi ay soo mareen xaaladdii ugu xumeyd ee lagu laayo 50-ruux oo ku jiray Masjid. Ra’iisal wasaaraha dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo acinda Ardern ayaa sheegtay in la mamnuuci doono dhammaan...
Bannaan baxyo badan ayaa ka dhacay walina ka socda qeybo ka tirsan dalka Mareykanka kuwaasoo looga soo horjeedo siyaasadaha qallafsan ee madaxweynaha shalay Mareykanka loo dhaarshay Mr. Donald Trump. Kumanaan kun ayaa isugu soo baxay caasimado kala duwan oo ku yaal Mareykanka. Sidoo kale waxaa mudaaharaadyo kuwaa la mid ah...
Ugu ayaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay dhul ku go'ay koonfurta-galbeed ee Colombia Axaddii, sida ay masuuliyiintu sheegeen. Shan ruux oo kale ayaa ku dhaawacan tay, guryo badan ayaana ku burburay magaalada Rosas oo ka tirsan gobolka Cauca. Dhul go'itaankan ayaa dhacay maalmo ka dib markii ay halkaas ka da'een roobab...
Cabdinaasir Cali Maxamed, oo ah Guddoomiyaha Ganacsatada Gobolka Banaadir, oo la hadlay warbaahinta gudaha magaaladda Muqdisho, ayaa sheegay hantidii ku gubatay suuqa Bakaaraha todobaadkan, qiimo ahaan in ay gaareyso $4-Million. Waxaa suuqa Bakaaraha gaaray intuu dabka socday gudoomiyaha maamulka gobolka Bandir, Sheekh Yusuf Xuseen Jimcaale, waxaa uuna  sheegay in sababta...
                      Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa in ay maanta u anbabaxaan magaalada Brussels ee dalka Belgium –ka. Shir looga hadlayo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in 16ka bishan oo ku beegan Isniinta ina soo aadan uu halkaa ka furmo, waxaana shirkaa...
Waxaa weli ka socda Muqdisho Shirka Madasha Wada-tashiga oo saddexdii bishaan ka furmay madaxtooyada Somalia, kaasoo la filayay in xalay lasoo gaba-gabeeyo. Hoggaamiyaasha Madasha Qaranka ee Muqdisho ku Shirsan, ayaa weli ka doodaya Waqtiga Rasmiga ah ee ee la qabanayo doorashada Soomaaliya ee Sannadkan 2016-ka dhacaysa. Dhanka kale, Warar kala duwan...
Koox gurmadka qaabilsan oo reer Yurub ah ayaa sheegtay in muhaajiriin ku xannibnaa badda Mediterraneanku ay u sheegeen in 5 markab ay iyaga iska dhaafeen oo diideen inay caawiyaan, ilaa markii kooxdani ay ugu dambeyn soo badbaadisay maalintii Jimcihii. Aloys Vimard oo ka tirsan ururka SOS Mediterranne ayaa Axaddii shalay...
Madaxweynaha Cusub ee alka Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Muhaajiriin Tiradoodu dhexeyso laba illaa saddex Milyan oo Ruux oo sharci-darro ku jooga Maraykanka uu Tarxiili doono Marka uu Xafiiska la Wareego. Trump oo Wareysi siiyay Telefishinka Maraykanka laga leeyahay ee CBS, ayaa sheegay in uu si Gaar ah u...
Xog-hayaha guud ee Qaraamada Midoobay Antonio Guiteras ayaa u magacaabay dalka Yemen Ergay gaar ah oo cusub oo bedelaya ergaygii hore ee Qaraamada Midoobay Waliika ugu ahaa dalkaasi Ismail Walad Shekh Ahmed. Ergaygan cusb oo u dhashay wadanka UK waxaa lagu magacaabaa Martin Garrix waana dibolomaasi wadamo badan ka soo...
Gollaha wasiirada dowlad gobolleedka Puntland ayaa meel mariyay xeerka ilaalinta qaxootiga, kaddib  war saxaafadeed ka soo baxay shirkoodii toddobadlaha ahaa  ee Khamiistii shalay. Xeerkan ay isku raaceen gollaha wasiirada Puntland ayaa la sheegay in uu qeexayo cida loo aqoonsan-karro qaxootiga,waxaa kalo uu caddeynaya cida ay ka reeban-tahay in loo aqoonsado...