Saturday, October 23, 2021
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle oo ay la socdaan ku xigeenkiisa mudane Saalim Macow Xaaji iyo Xoghayaha 3aad Mudane Cabdullaahi Ibraahim Aadan ayaa garoonka militeriga ee Boqor Salmaan ee magaalada Riyadh ku soo dhoweeyey dadkii ku dhaawacmey qaraxyadii kala duwanaa ee waayahan dambe...
Xukuumada Qadar ayaa maanta Gaadiid ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir si loo dardargeliso howlaha ka socda dowladda Hoose ee Xamar. Madax ka socotay Gobolka Banaadir iyo dowladda Qadar ayaa Gaadiidkaan Basaska ah ku kala wareegay gudaha Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Tiradda Gaadiidkaan ayaa gaaraysa 30 Basas kuwa waaweyn ee dheereeye...
-Ciidamada xoogga dalka, nabadsugidda iyo daraawiishta Jubaland oo isgarabsanaya ayaa u dhaqaaqay dhanka deegaanada ku yaal galbeedka gobolka Jubada hoose halkaa oo ay ku xoogganyihiin maleeyshiyaadka Al-shabaab. Ciidamadan oo aad u qalabeeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Kismaayo, waxaana ay ku wajahanyihiin deegaano hoostaga Kismaayo. Taliyaha guud ee ciidamada Jubaland Gen. Aadan...
Mukhtaar Rooboow Cali Abuu- Mansuur oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.. Rooboow ayaa sheegay in go’aankan uu qaatay ee ah in uu isku soo taago qabashada xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ka danbeysay...
Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah u ansixiyey miisaaniyadda qaranka oo maalmihii u dambeeyey horyaalay golaha, taas oo cidiba ka doodin. Xildhibaanadag golaha Wakiiladda ayaa buuq ka dhashay  ka dib markii xildhibaanadda qaarkood soo jeediyey in duuduub lagu ansixiyo, halka qaar kale soo jeediyeen in laga dooddo miisaaniyadda...
Waxaa lagu wadaa in goor dhaw oo maanta ah ka soo degaan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho diyaarad ka imaaneysa Turkiga, taasi oo sida 10 ka mid ah dhaawacyadii Bishii October loo qaaday dalka Turkiga kuwaa oo la sheegay in ay xaaladooda caafimaad wanaagsan tahay. Garoonka waxaa ku sugan mas’uuliyiin ka...
Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in waabarigii hore ee saakay dagaal culus qeybo ka mid ah degmada ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab. Goobjoogayaal ku sugan degmada ayaa warbaahinta u sheegay in xiliggi hore ee salaada subax saakay...
Ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Africa ee AMISOM, ayaa dib maanta ula wareegay degaanka Goof-Gaduud oo 30-KM u jira Magaalladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, sida warbaahinta dowladda ay sheegtay. Mas’uuliyiinta maamulka Koonfur-galbeed, ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM lagu soo dhoweeyay degaanka. 09-kii bishii...
Dowlada Canada ayaa shaacisay in ay Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 18 milyan oo Dollar waxaana ku dhawaaqay warkaasi wasiirka socdaalka jansiyadaha iyo arrimaha Qaxootiga Canada Axmed Xuseen oo matalayay wasaarada Arrimaha Dibada ee dowlada Canada, "Barnaamijkan waa barnaamij aad u muhiim u ahaa waa barnaamij ku saabsan dowlada Canada...
Ciidamada Booliiska dalka Koonfurta Afrika ayaa billaabay baaritaanno ay ku baadi-goobayaan saddex dumar ah oo afduub u gaystay nin 33-jir ah, ninkan ayaa sida wararku sheegayaan waxaa lagu afduubay deegaanka Kwazakhele ee ka tirsan gobolka Port Elizabeth, iyagoo haweenkani ay si awood ah ku kufsadeen.   Wararku ayaa intaas ku daray...