Sunday, October 17, 2021
Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeeray wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ayaa kulan xog-wareysi ah la qaatay wasiirka wasaaradda, Jamaal Maxamed Xasan. Wasiirka Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta Jamaal Maxamed Xassan oo ka warbixiyay kormeerka Ra’iisul Wasare Xasan Cali Khayre uu ku tegay xarunta...
Wadahadalo ayaa u furmay Khatumo iyo Somaliland. Khatumo ayaa madaxweynaheeda Cali Khaliif Galeyr uu u xaqiijiyay arinkaa warbaahinta. Somaliland ayaa gooni isu taagtay sanadkii 1991 kadib markii dawladii dhexe ee Soomaaliya ay burburtay. Si kastaba wax aqoonsi ah maysan ka helin beesha caalamka min waqtigaa ilaa iyo hada. Waxaa muran uu...
Nin lagu sheegay inu Soomaali yahay ayaa lagu tuhmayaa in Xaaskiisii iyo Saddex Carruur ah oo ay u dhashay uu ku dilay Deegaanka Tsakane ee ku taalla dulleedka magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Falkaan, ayaa yimid kaddib markii qoysaskii dariska la ahaa qoyskaan ay maalmo waayeen inay arkaan xubnaha...
Waxaa caadi ku soo laabtay oo saakay dadka iyo gaadiidkuba isticmaaliyaan waddada hormarta hotelka Saxafi oo maalintii shalay ay ka dhaceen qaraxyo is xig xigay oo galaaftay nolasha dadka ka badan 50 ruux Halka Dhaawacuna kor u sii Dhaafayo 100 Qof. Ciidamada amaanka iyo hay’addaha caafimaadka ayaa tan iyo shalay...
Koox hubeysan ayaa xalay toogasho ku dishay mid ka mid ah ganacsatada ku dhaqan degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdisho sida ay warbaahinta u sheegeen ehelada marxuumka la dilay. Koox bastoolado ku hubeysan ayaa toogasho ku dilay ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cismaan Xassan oo xiligaa ku sugnaa xaafadda Suuq...
Inta la xaqiijinayo Labo ruux oo rayid ah ayuu dhaawac ka soo gaaray tiro madaafiic ah xalay lagu tuuray qeybo ka mid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degmada oo warbaahinta la hadlay. Dadka dhaawacmay ayaa kala ahaa Oday da’ah iyo...
-Ururka midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay in ciidamo dheeraad ah si dagdag ah loogu soo biiriyo xoogagga AMISOM. Ururka midowga Afrika ee AU ayaa sheegay in ilaa 4 kun oo askari oo dheeraad ah loo baahan yahay in lagu soo kordhiyo ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha...
                      Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa in ay maanta u anbabaxaan magaalada Brussels ee dalka Belgium –ka. Shir looga hadlayo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in 16ka bishan oo ku beegan Isniinta ina soo aadan uu halkaa ka furmo, waxaana shirkaa...
Shir jaraa'id oo maanta ay ku qabteen odayaasha-dhaqanka ee gobolka Hiiraan madasha uu ka socdo shirweynaha dib-u-hishiisiinta magaalada Beledweyne waxaa ay ku eedeeyeen dowladda federaalka Soomaaliya in ay waqtigan ka shaaqeyneyso sidda ay hadalka u dhigeen colaad lagu dhax abuurayo bulshada ku dhaqan gobollada Hiiraan & Sh/dhexe. Odayaasha ayaa sheegay...
Ergayga QM ee galbeedka Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay in madaxweynaha doorashada looga adkaaday ee Gambia Yahya Jammeh uu xilka wareejiyo. Mohamed Ibn Chambas oo ah ergayga QM ee galbeedka Afrika ayaa sheegay in Jammeh loo baahan yahay inuu xilka wareejiyo ugu dambeyn bisha Janaayo 2017 markaas oo...