Friday, December 3, 2021
Madaxweynaha dowadda Kenya, Uhuru kenyatta ayaa dhaleeceeyay wadamada shisheeye oo uu ku eedeeyay isku day fara galin ka dhan ah arrimaheeda gudaha. Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya ay qadarinayso taageerada iyo iskaashiga ay la leedahay ummadaha kale, balse aysan aqbalayn in cid kale soo fara galiso oo wax...
Wasiirka Wasaaradda difaaca dalka Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in ciidamada wadanka Kenya ka jooga gudaha Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ineysan ka bixi doonin Soomaaliya. Monica Juma oo Warbaahinta kula hadashay xerada tababarka UK ee dalka Kenya ayaa sheegtay ineysan qaadin karin go'aanka ciidamada...
Hay’adda xuquuqda Aadanaha ee Human rights watch ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Ciidamada Mareykanka ay ku guul daraysteen in ay baaraan weeraro lagu dilay dad shacab ah intii udhexaysay February iyo May. Hay'ada Human Rights Watch ma helin wax cadeyn ah oo muujinaya bartilmaamed militari oo ka...
Magaalada Hargeysa ayaa waaxa lagu soo bandhigay Buug cusub oo ka hadlaya suugaantii Abwaanka weyn ee Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan Ganey) kaas oo loo bixiyey Bad macaan. Daah-furka buugga Bad Macaan oo lagu qabtay hotel Maansoor, ayaa waxaa kasoo qayb-galay madaxweyne ku xigeeenka Somailand C/raxmaan Saylici, guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse...
Qoraal ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha dibadda Jamhuuriyada Jabuuti ayaa looga hadlay go'aankii ka soo baxay guddigii xaqiiqo raadinta Urur gobolleedka IGAD uu u saaray muranka dhinaca xudduuda ah ee u dhaxeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya. Qoraalka ayaa lagu sheegay in go'aanka ay soo saareen guddiga uu ahaa mid loo...
Dowladda Kenya ayaa isniintii shalay diiwaan galisay 544 kiis oo cudurka Coronavirus ah, taasoo wadarta guud ka dhigaysa 22,597 kiis, sida ay shaacisay tirokoobkii ugu dambeeyay oo kasoo baxa wasaaradda caafimaadka. Wasaaradda caafimaadka Kenya ayaa sidoo kale ku warrantay inay jirto 263 oo dib u soo kabasho oo dheeri ah,...
Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo ayaa u taggaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya si uu isugu dayo in uu dhexdhexaadiyo dowladda Federaalka iyo maamulka Tigrayga isaga oo ku soo biiraya dadaallada nabadeed ee socda. Dalalka Uganda iyo Kenya oo ay hoggaaminayaan madaxweynayaashooda ayaa sidoo kale qeyb ka...
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa  waxba kama Jiraan ka soo qaaday dooddii xisbiga Jamhuuriga ku rabeen in madaxweynaha la doortay Joe Biden loogu diido guushii uu ka gaaray gobolka muhimka ah ee Pennsylvania. Madaxweyne Donald  ayaa ku doodday in aan looga guuleysan doorashada, balse taa badalkeeda ay dhacday ku shubasho...
Mucaaradka dalka Jabuuti ayaa nasiib darro weyn ku tillaamay habka loola dhaqmay askari reer Jabuuti ah oo lagu magacaabo Fu’aad Yuusuf Cali, kaasoo ay sheegeen in la jirdilay laguna xiray goob Suulli ah. Fu’aad Yuusuf Cali, oo baxsad ku joogay dalka Ethiopia ayaa loosoo gacan galiyay Jabuuti. Fariin uu kasoo...
Militariga Ugandha ayaa si dhakhso leh u hakiyey inay bedelaan ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya sababo la xidhiidha cudurka faafa ee COVID-19. Brig. Richard Karemire, afhayeenka milatariga Ugaandha ayaa u sheegay Xinhua qadka taleefanka in taliska sare ee ciidamada Difaaca Dadka Ugandha (UPDF) ay qaateen go’aan ah in kumanaan...