Sunday, October 17, 2021
Saddex qof ayuu xalay qaatay Daadad waaweyn oo uu dhaliyey roob ka da’ay magaaladda Hargeysa, waxaana la badbaadiyey 48 qof iyo 34 gaadiid ah. Roobaabweyn ayaa illaa xalay iyo saaka ka da’ayey magaaladda Hargeysa iyo hareeraheeda, waxaanay roobabkaasi keeneen khasaare dad iyo duunyaba iskugu jira. Ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in magaalada Seoul ee Jamhuuriyada Kuuriyada Koonfureed uga qeybgalaan shir looga hadlayo arrimaha nabadda. Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulahi iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ka qeyb-galaya ayaa Somaaliya ku matalaya shirka oo noqonaya markii ugu horeysay oo...
  Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horraysay waxaa uu Boqortooyada Sucuudiga si toos ah ugu eedeeyay dilka weriye Jamaal Khaashuqji. Erdogan ayaa yiri "Waxaannu ognahay in amarka lagu dilay Khaashuqji inuu ka soo baxay madaxda ugu sarreysa ee dowladda Sucuudiga," waxa uu ku qoray maqaal ku soo baxay...
Dagaallamayaal ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa gudaha u galay deegaanka Goofguduud Buureey  oo qiyaastii 30 km u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay,sida ay baahisay warbaahinta gudaha. Dadka deegaanka ayaa sheegay kooxdan inay deegaanka kula wareegeen si nabad ah, kaddib markii ciidanka dawladdu ay isaga baxeen halkaasi. Warbaahinta ku hadasha...
                      Bulshada Somaliyeed ee ku nool magaalada Winnipeg ee Canada ayaa isugu yimid kulan Baroor-diiq ah oo lagu xasuusanayay shacabkii lagu xasuuqay qarax 14-kii bishan ka dhacay isgoyskaa Soobe ee magaalada Muqdisho. Maryan Kalax oo so gashay dalka Canada muddo laga joogo 26-sano , isla markaana ka soo carartay dagaaladi sokeeye...
Macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada waxbarashada ee ku yaala gobolka Waqooyi Bari Kenya ee ka soo jeeda deegaannada kale ee dalkaasi ayaa dalabnaya in laga badalo gobolka ay hadda wax ka dhigaan ee Waqooyi Bari. Arrintan ayaa timid kaddib la dilay Saddex macallin oo bishii Febraayo lagu dhax toogtay dugsi...
                    Waxaa durbaba soo ifbaxaya khilaaf dhinaca maaliyada ah oo soo kala dhaxgalay guddoomiyahay dhawaantan la magacaabay ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-Geed iyo maamulka maaliyada Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan. Warbaahinta  oo arintan u kuur-gashay ayaa ogaatay in galinkii danbe ee shalay guddoomiyaha gobolka uu xabsiga u taxaabay dhamaanba shaqaalihii...
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in duqeyn cirka ah lagu dilay Hoggaamiyihii labaad ee Ururka Al-Qaacida, kaasoo ku sugnaa Gobolka Idlib ee waqooyiga Suuriya. artilmaameedka weerarkan ayaa ahaa gaari uu la socday Abdullah Abdirahman oo ahaa ninka ku xiga Hoggaamiyaha Guud ee Al-Qaacida Ayman al-Zawaahiri. Gaari la duqeeyay ayaa waxaa...
Duqa Magaalada Toronto ayaa calanka Soomaaliya ka taagay Hoolka Magaalada Toronto jimcihii lasoo dhaafay si loogu xuso Maalinta xurriyada Soomaaliyeed. Duqa magaalada John Tory waxaa ku weheliyey Faysal Xasan oo katirsan siyaasiyiinta Soomaalida Kanada islamarkaana xubin ka ah Golaha Sharci dejinta ee Ontaariyo iyo xildhibaan Yvan Baker. Duqa magaalada John Tory...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo khasaare geystay oo lala eegtay kolanyo ka tirsan ciidamada dowladda Kenya oo ka dhacay xaduud beenaadka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Shangaani iyo Kambooni oo...