Monday, December 6, 2021
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag lagu tuhusan yahay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab toogasho ku dileen saddex Macalin degmada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Iyadoo ay Taasi Dhacdey ayey Dawladda Dalka Kenya Heegan Galisay Ciidamada Amaanka,Isla Markaasna Waxey Arrintu U Muuqataa Mid aan Si Sahlan Looga...
Maanta ayaa lagu wadaa in uu xafiiska si rasmi ah ula wareego madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Joseph Robinette Biden Jr. Joe Biden ayaa xafiiska Aqalka Cad kala wareegaya, madaxweyne Donald Trump oo magaaladan Washington D.C ka tagayo duhurnimada maanta, si uu u daggo qasriga uu ku leeyahay deegaanka la...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo hay’adda UNICEF, ayaa todobadkan magaalladda Muqdishu ka bilaabay Ololaha tallaalka cudurka Jadeecada. 125-kun oo carruur ah oo da’dooda ay ka yartahay 6 ilaa 59 bilood, oo ku nool xeryaha ay ku jiraan dadka Barakcyaasha ah ayaa la doonayaa in...
Xeebaha ku yaalla waddamada galbeedka Afrika ayaa waxaa kordhaya khatarta ay kala kulmayaan maraakiibta iyo doomaha ganacsiga ee isticmaala, kadib markii ay aad u bateen burcad badeedda halkaasi qafaalka ka geysata . sida laga soo xigtay Ururka la socda arrimaha badaha ee IMB loo yaqaanno. Boqolkiiba sagaashan (90%) kooxaha wax...
Boqortooyada Ingiriiska, ayaa ku dhawaaqday taageero cusub oo maalyaddeed oo ku kacaysa $ 29.2 million) oo loogu talo galay Soomaaliya, kadib booqashadii uu Soomaaliya ku yimid Wasiirka Afrika ee Boqortooyada Ingiriiska, James Duddridge. Waa booqashadii ugu horreysay ee wasiir ka tirsan dowladda UK uu ku yimaado Soomaaliya tan iyo markii...
Safaaradda Mareykanka ee UAE ayaa maanta oo talaado ah soo saartay digniin dhinaca amniga ah, iyada oo uga digtay muwaadiniinteeda xiisadaha kacsan ee ka jira gobolka. Safaaradu waxay kula talisay muwaadiniinteeda Mareykanka inay galaan feejignaan amni oo heer sare ah isla markaana aysan dhayalsan qataraha amni ee ka jira bariga...
Dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ee dalka Tanzania ayaa waxay si weyn u dhaleeceeyeen sharci cusub oo dembi ka dhigaya in mudaharaadyo lagu abaabulo Internet-ka, iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid ka hor imaanaya xuquuqda hadalka iyo xoriyatul qowl-ka. Xeerkaan cusub ayaa dembi ka dhiga abaabulka, qorsheynta amma in lagu...
Shirkadda DP World ayaa shaqaaleysiisay Ben-Menashe  oo ah sarkaal horey uga tirsanaan jiray sirdoonka Israa’iil, si ay ugu ololeeyaan maamulka madaxweyne Trump oo ka taageeraya dalabkooda ah in ay maamusho dekada ugu weyn ee Suudaan. Shirkadda ayaa saxiixday heshiis $ 5 milyan ah - oo $ 1.5 milyan oo doollar...
Wararka laga helayo dalka Cameroon ayaa waxay sheegayaan in tobannaan ruux oo loogu haaystay Afduub Gobol ku yaalla Koonfur galbeed oo carruur badani ku jirtay la siidaayay, kadib dhowr maalmood oo dabley looga shakisanyahay Anglophone ay haasteen. Ma cadda in madax furasho laga bixiyay iyo in kale. Xilli hore waxaa warbaahinta...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden oo dhawaanta xafiska la wareegay ayaa khadka telleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Ruushka Vladimir Putin  oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah. Madaxweyne Biden ayaa sheegay in uu fahansan yahay saameynta uu marar badan ku lahaa Ruushka faragalinta doorashooyinkii ka dhacay dalka Mareykanka,  sidoo...