Monday, December 6, 2021
 Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah laga gaaro qalalaasaha siyaasadeed ee uu dalkooda ku jiro, xilli ay mucaaradka, ururada bulshada rayidka ah iyo hogaamiyaasha diinta ku cadaadinayaan madaxweyne Robert Mugabe inuu xilka iska cazilo. Warar soo baxay Khamiistii ayaa sheegayay in Mugabe uu ka...
Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Ambassador Olgan Bekar ayaa sheegay Dowladda Turkiga in ay ka qeyb qaadaneyso Mashaariicda Hormarineed ee Soomaaliya dib u dhiska ciidamada iyo Hormarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha. Safiirka oo wareysi siinayay Daily Sabah ayaa sheegay Turkiga in uu ka go’an yahay in uu sii wado taageerada iyo garab istaaga uu...
Xoghayaha baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay Warbaahinta qaar kamid ah ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlaha baarlamaanka iyo sida laga yeelayo go’aamadii horay uga soo baxay hogaamiyayaasha madasha wada tashiga ee la xiriira hanaanka doorashada. Ugu horeyn mar uu ka jawaabayay su’aal aheyd sida...
Wasiirka arrimaha gudaha,federaalka iyo dimuqaradiyeynta Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad wuxuu sheegay illaa saddex degmo inay ku qaban doonaan doorasho qof iyo cod ah,qorshaha oo tijaabo u ah sidii ay Puntland ugu dhici lahayd shacabka inay soo doortaan madaxweynaha marka la gaaro sannadka 2023. “Waxaa qorshaha noogu jirta sannadkaan 2019ka inta...
Allah ha u naxariistee waxa xalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday majaajilistihii weynaa  ee ku caanka baxay qosolka iyo madadaaladda Marxuum Xuseen Xirsi Caddib oo caan ku ahaa Boon Xirsi. Boon Xirsi wuxuu ahaaa mu aluf curiyey heeso badan oo ay qaadaan fanaanniinta Soomaaliyeed, waxa uu ahaa majaajilista ay adag tahay...
Iyadoo uu socdo gurmad xoogan oo loo fidinayo shacabkii ku Barakacay Dagaallada iyo Fatahaadda Beledweyne, ayay Shirkadda xawaalada Amaana deeq lacageed gaarsiisay ilaa 1000 qoys oo ka mid ah Qoysaska ku dhibaateysan Dulleedka magaalada. Xasan Ibraahim Xalane oo ah madaxa shirkadda Amaana ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Tallaabadaan ay...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta magaalada Gaarisa ka furay saldhig cusub oo ay yeelanayaan ciidamada cirka ee dalkaas. Saldhiggan ayaa noqon doona midka ugu weyn ee ciidamada cirka dalka Kenya ay leeyihiin, lagana ilaalin doono ammaanka guud ee dalka Kenya. Mas’uuliyiinta Kenya waxay sheegeen in saldhiggan cusub uu qayb ka...
                      Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in si degdeg ah baaritaan loogu sameeyo qaxooti kasoo jeeda dalka Burundi oo lagu laayay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, ayadoo si gaar ah loogu eedeeyay dilalka loo geystay qaxootiga ciidamada dowladda Burundi. Warbixin kasoo baxday howlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee dalka Congo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa furay waddo nadaafad daro u xirneyd 20-kii sano ee lasoo dhaafay. Guddoomiyaha ayaa horaantii todobaadkii hore baldoosaro iyo gaadiid kale geliyay waddada Cirtoogte oo isku xirta Isgoyska Bakaaraha iyo Isgoyska Black Sea ee magaalada Muqdisho. Mr Taabit oo saxaafada kula hadlay bartamaha waddadaasi ayaa...
Xilli ay maanta ku beegantahay Maalinta Caalamiga ee Haweenka ayaa Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya uu haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay hiigsanayaan islamarkaana sannadihii u dambeeyay ka gaareen dhinacyada horumarka gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha, waxuuna sidoo kale ku bogaadiyay kaalinta siman ee ay haweenku ka qaataan...