Sunday, October 17, 2021
Turkiga ayaa cambaareeyay weerar ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kaas oo ku dhaawacmey tiro rayid ah. "Waxaan dhalleeceeynaynaa weerarkii argagixiso ee lala beegsaday dad rayid ah oo aan waxba galabsan oo ku dhaawacmay 11 qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan afar muwaaddiniin Turki ah," ayay Wasaaradda Difaaca...
Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta. Halkan ka Aqriso Magacyada Musharaxinta Rasmiga ah. Sheekh Shariif Sheekh Axmed 2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke. 3.  Cabdiqaadir Cosoble Cali. 4.  Maxamuud Maxamed Culusow. 5.  Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. 6....
Iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka Dowladdaha Turkiga iyo Faransiiska ayuu madaxweynaha dalka Turkiga  Recep Tayyip Erdogan  waxaa uu dadkiisa ku booriyay in aysan iibsan baddeecadaha lagu sameeyo dalka Faransiiska. Fariin teleefishinka  uu u mariyay shacabkiisa ayuu ku sheegay madaxweyne Erdogan dadkiisa in aysan iibsan Alaabaha lagu sameeyo dalka Faransiiska, isaga...
Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda, ICJ ayaa dooratay Madaxweyne cusub oo lagu magacaabao Joan Donoghue oo kasoo keeda waddanka Maraykanka. Madaxweynaha cusub ee ICJ ayaa badalaya Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaaliya kasoo jeeda ka dib markii waqtigiisii saddexda sano ahaa uu dhammaaday 8-dii Febaraayo 2021.Garsoore Kirill Gevorgian oo kasoo jeeda dalka...
Xasan Cali Khayre, ayaa loo magacaabay Raisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya. Waxaa uu kusoo nolol-qaatay dalka dibadiisa gaar ahaan dalalka Norway iyo Ingiriis-ka. Waxaana uu heysta dhalashada dalka Norway. Raisalwasaaraha cusub, waxaa uu kasoo shaqeeyay, samafalka, cilmibaarista iyo ganacsiga. Taariiqdiisa:- Xasan Cali Khayre, waxaa uu ku dhashay dalka Soomaaliya sanadkii 1967-dii. Waxaa uu waxbarashadiisa...
Yoweri Museveni  ayaa ugu danbeyntii ku guuleystay doorashadii dalka Uganda isaga oo codadkii la dhiibtay helay 59 %, waxaana natiijada doorashadan dood ka keenay siyaasiga da'da yar ee lagu magacaabo Bobi Wine. Bobi Wine oo ah nin dhalinyaro ah ayaa sheegay in uu hayo cadeymo dhab ah oo muujinaya in...
Bilow Keeroow oo ka mid ah siyaasiyiinta gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan magaalada Mandera dareemeyn saameynta dagaalkii Isniintii shalay ka dhacay degmada Beled-Xaawo. Isaga oo la hadlayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC da ayuu sheegay in labada magaalo yihiin kuwo daris ah oo mar walba...
Raiisul wasaaraha dalka Pakistaan Imran Khan ayaa sheegay cadaadiska diimeed ee lagu hayo muslimiinta adduunka oo dhan uu yahay kii ugu xumaa taariikhda aadanaha. Raysal Wasaaruhu waxaa uu ku baaqay in muslimiintu aysan indhaha ka eegan waxa ka dhacaya Mayamar iyo Kashmir oo diintooda darteed loo cadaadinayo. "Ma doonayno in Ummada...
Wararka laga helayo xaafadda Delf ee magaalada Ceptown ayaa waxay sheegayaan in deegaankaasi uu ka bilowday boob, kadib markii dad caresan ay luga mariyeen illaa iyo Afar dukaan oo ay leeyihiin dad u dhashay waddanka Bangladesh, sida goobjoogayaal ay u sheegeen Warbaahinta. Warku wuxuu intaasi ku darayaa in dad badan...
Madaxweynaha dalka Ivory Coast Alassane Ouattara  ayaa wasiirkii difaaca dowladdiisa u magacaabay, ra’iisul wasaaraha waddankaas. Ra’iisul wasaaraha cusub Hamed Bakayoko ayaa waxa uu soo dhisi doonaa Golaha cusub ee xukuumaddiisa . Mr Bakayoko ayaa waxa uu xilkaan u sii hayay si kumeel-gaar ah, kadib ra’iisul wasaarahii dalkaas Gon Caoulibaly uu si...