Saturday, October 23, 2021
Dagaalka ka soconaya nawaaxiga caasimada Tripoli ayaa sii xoogeystay , iyada oo wararku ay sheegayaan in ciidamo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ay ka galeen magaalada saddex jiho. Wararka qaar ayaa sheegaya in milatariga Haftar ee isku magacaabay ciidamada qaranka Libya ay haatan u galeen gudaha magaalada 25 kiilo...