Saturday, October 23, 2021
Mareykanka ayaa qirtay duqeymo ay bisha April Soomaaliya ka fuliyeen diyaaradahiisa aan duuliyaha lahayan ay ku dhinteen dumar iyo carruur. Waa marki ugu horreysay oo uu Mareykanku qirto iney duqeymaha diyaaradihiisa ay fuliyeen ay ku dhinteen dad rayid ah tani iyo marka uu Soomaaliya ka billaabay duqeymaha dhinaca cirka ah. Toddobaad...
Ciidamada amaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Howlgal ay fuliyeen shantii bishaan Apriil waxa ay kusoo soo qabtaeen xubin muhiim ah oo ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab. Xubintan ka tirsan Alshabaab ee ay ciidamada amaanku qabteen ayaa Alshabaab u qaabilsanaa ku xirista Walxaha Qarxa ee gaadiidka waxaana lagu qabtay howlgal...
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqashadii ugu horreeysay ku tagay magaalada Dhahar ayaa maanta dhagaxdhigay dhowr mashruuc oo deegaanka lagu horumarinayo. Ugu horrayn, madaxweynaha Puntland ayaa dhagaxdhigay 100 guri oo loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee xooluhu kaga dhamaadeen abaaraha iyo shacab kasoo jeeda Puntland oo kasoo barakacay...
Nabaddoon Shuuriye Xuseen Xaayoow oo odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ka mid ah, isla markaana ah guddoomiyaha odayaasha dhaqanka mid ka mid ah beelaha dega gobolka Hiiraan ayaa Warbaahinta u sheegay in ay qaadaceen ka qayb-galka shirka degmada Jowhar ee lagu dhisayo maamulka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Nabadoon Shuuriye...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow buuxiyay Wasiiro ka banaanaa Xukuumaddiisa, isagoo magacaabay saddex Wasiir. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu magacaabay xilkii uu  ka geeriyooday Wasiirkii hore ee Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil, waxaana xilkaas loo magacaabay Saalax Axmed Jaamac oo ahaa Wasiirkii Shaqada...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale martiqaad u diray Madaxda Maamul Goboleedyada inay bishan isugu yimaadaan magaalada Muqdisho, si uu uga dhaco shir Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo loo qorsheeyay inuu dhaco 19-23 April ayaa si gaar ah martiqaad loogu diray Madaxda maamul goboleedyada, iyadoo qabsoomida shirkan la...
Ra’iisul Wassaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Mareykanka. Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdigiisa ayaa halkaas waxa ay kaga qeyb-galayaan shir looga hadlayo arrimo ay kamid yihiin deyn cafinta Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa inta ay Mareykanka joogaan waxa ay...
Dagaalka ka soconaya nawaaxiga caasimada Tripoli ayaa sii xoogeystay , iyada oo wararku ay sheegayaan in ciidamo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ay ka galeen magaalada saddex jiho. Wararka qaar ayaa sheegaya in milatariga Haftar ee isku magacaabay ciidamada qaranka Libya ay haatan u galeen gudaha magaalada 25 kiilo...
Wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed lagu hakinayo shaqooyinkii ay xisbiyada ka jira dalka kawadeen deegaanada maamulkan. Warsaxafaadeedka ay soo saartay wasaaradda arimaha gudaha ayaa lagu wargeliyay in dhamaaan ururada iyo xisbiyada heer federaal iyo heer dowlad goboleed ay dib u dhigaan shaqooyinkii...
Taliye ku-xigeena Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Sakiya Axmed oo shir Jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho  ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen keydkii hubka iyo qaraxyada ee ururka Shabaab ee magaaladda Muqdisho. Waxa ay sheegtay in howlgal ciidamadu ka sameeyeen degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho ay ku soo qabteen Hub, qaraxyo,...