(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Iyadow soomaalida Ay wax yeela kaladuwan loogu geesto wadanka koonfur Africka ayaa waxee dhibaato xoogan kala kulmaan xiliyada ee Sarqaansanyihiin
Habeenkii xalay ayee aheed markii tuulada Atlaanta oo Qiyaastii 50 km dhanka waqowyi galbeed Kaga beegan magaalada Capetown ee ku soo weerareen dadka deegaanka oo Sarqaansanaa xiliga dhacdadaa ee dhceesay ayaa waxa ku sugnaa dukaanka ilaa Iyo Afar dhalinyaro ayaga oo jilibka u aastay sida ee isaga celinlahaayeen kooxahaa soo qamaamay
Goobta ay Ku Sugnaayeen Ganacsatadii Meesha Waxa ku Iibbineysay Ayay ugu geesteen dhaawacyo fudud kuwii weerarka soo qaaday police ka oo daqiiqado kadib goobta soo gaaray ayaa goobta ka sameeye baaritaaano ayaga oo horay u sii kaxeestay 2kamid ah dhainyaradii Somaaolida maadaama ee dhaawac u geesteen shaqsiga weerarka soo qaaday
Sidoo Kale daqiiqada ka dib Ayaa goobta soo gaaray milkiilaha dukaanka oo lagu magacaawo yuussuf ganeey asaga oo gunata dhiisha isaga rogay siduu uu U soo deenlahaa dhalinyarada xiran asagow ku guuleestay soo deesmada wiilashaa oo lagu kala magacaawo cabdi wali maxamed iyo maxamed cali diiq
Ugu danbeentii ayaa iminka xaaladu tahay mid degen walow xalay ee allow sahal aheed
W/D:Cabdirisaaq Aadan Nuur Baluuzah: South Africa Captown
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)