Dan Jire Ogestiino Mahiiga Oo Sheegay Shirka Kenya In Uu Ka Soo Baxayo Natiijo Wax Ku Ool Ah

0
500

Ogeystiino Mahiiga ayaa hadalkaani waxa uu ka sheegay shir ugu furmay hogaamiyayaasha Soomaalida calaaqaadka la leh Reer Galbeedka wuxuuna Mahiiga hoosta ka xariiqay shirkaani inuu yahay mid lagu jeex jeexayo arimaha Soomaaliya waxaana diilada lagu saarayaa Augost Xilli la gaaro waxa laga yeelayo TFG-da oo waqtigeeda xilligaasi ku eg

Mahiiga oo u muuqda inuu yahay madaxweynaha Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in lagu dhaqmi doono go’aamada ka soo baxa shirka kenya balse la ogaan doono sida ay ugu hogaansamaan hogaamiyayaasha reer galbeedka jecel

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

 *

(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)