Friday, October 22, 2021
Maamulka degmada Balad-xaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen hub iyo qaraxyo laga soo qabtay magaalada. Laamaha Amniga Degmadaas ayaa tilmaamay inay Hawl-gal ay fuliyeen ay kusoo qabteen hub iyo walxaha qarxe oo lagu aasay qol dhexdiisa. Guddoomiye ku-xigeenka degmadaas Bile Huufood Ibrahim oo la hadlay warbaahinta ayaa...
—Waxaa Xalay Madaafiic Khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac geystay lagu garaacay qeybo ka tirsan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Goobjooge magaciisa qarixyay oo la hadlay Garoowenews Online ayaa sheegay in Madaafiicdan qaarkood lagu tuuray Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Waxuu tilmaamay in Madfac Xoogan uu ku soo...
Madaxweyne Donald Trump ayaa ka baxay heshiiska Niyukleerka ee iran isaga oo ku xumaynaya madaxwaynihii ka horreeyay ee Barack Obama, sida ku cad warqad sir ah oo la soo dusiyay oo uu qoray safiirkii hore ee UK u fadhiyay Washinton. Sir Kim Darroch ayaa ku tilmaamay go'aankii Tump ee uu...
Wafdigan heerka sare waxaa soo dhaweeyey oo shir dheer la yeeshay Dr Ali Nur H. Duale Oo ah Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha , Wasiir ku-xigeenka Howlaha Guud & Guryeynta Hareed, La Taliye Sare ee RW ahna Afhayeenka Dowladda Eng. Yarisow, Kaaliyaha RW Abdifatah, iyo Agaasimaha Yurub iyo US...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cismaan Saxardiid Cadanni ayaa markii ugu horeysay ka hadlay maareeye ku xigeenkii Telefishanka Qaranka Mustafe Qodob oo ku sugan magaaladda Muqdisho ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa Xusay in Maareeye ku xigeenka sameeyey Khaa'inul Qaran, isla markaaana ay tahay arri shakhsi oo aan cidna lagu eedeen Karin. Balse, Maareeye ku...
Wararka S0omaaliya Wariyayaashan Shabeelle ka tirsan ayaa shalay waxa ay u tageen Siyaasyiga C/Nuur Axmed darmaan iyagoona Turunfeeyay Siyaasigaasi. Wariyayaashan ayaa waxa ay kala ahaayen Wariye lagu magacaabo Maxamed Bashiir Xaashi, iyo mid kale oo la yiraghdo canshuur iyo Mid kaloo la yiraahdo Qoslaaye waxayna siyaasiga C/Nuur Axmed darmaan ay ka...
Munaasabad maanta lagu qabtey Baydhabo ayaa ciidamada Ethiopia waxa ay kala wareegeen ciidan brundi ah oo hore baydhabo u joogey,iyadoo ciidamada Ethiopia lagu darey ciidamada Amisom. Ciidamada Ethiopia ayaa noqonaya ciidamadii lixaad ee kamid noqda ciidamada Amisom,waxaana ay la egyihiin tiradooda Afar kun oo askeri,waxeyna ciidamadani keeni doonaan...
                                                     wararka somaaliaya Iyadoo inta badan laga dareemayo abaaro iyo cunto la'aan gobolada iyo degmooyinka dalka soomaaliya ayna muujiyeen meelaha ay ka taliyaan xarakada mujaahidiinta alshabaab gurmad iyo gacansiin buuxda dadka dhibaateysan isla markaana ay gacan ka geysteen ganacsatada iyo shirkadaha somalidu leedahey ayaa waxaa shaley magaalada muqdisho soo gaarey lobo gaal oo...
Dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Saldhig ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab weerar ku qaadeen Saldhiga ciidamada Jubbaland ee Baar Sanguuni, kaasoo la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogan...
Safar aan horay loo sii shaacin ayuu Xogahayaha cusub ee QM Antonio Guterres uu ku yimid Magaaladda Muqdishu manta oo Talaado ah. Amaanka magaaladda ayaa si weyn loo adkeeyay, balse imaanshaha Xogahayaha saameyn xoogan guud ahaan magaaladda kuma uusan yeelan, oo keliya waxaa la xiray laba wado oo magaaladda dhex-marta. Garoonka...