Saturday, October 23, 2021
Dhawaan waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kulan ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Uhuru Kenyata, kulankaas oo la sheegay in labada madaxweyne ay heshiis wada-gaareen. Dad u badan xildhibaano ayaa waxaa ay ka falceliyeen kulankaas oo war-saxaafadeed ay dowladda ka soo saartay lagu sheegay in...
Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa gaaray magaalladda Abu-dubai ee xarunta Imaraadka carabta. Mudane Farmaajo, ayaa maanta lagu wadaa in kullan uu la qaato dhaxal-sugaha Boqortooyada Imaaraadka ahna Taliyaha Ciidamada Wadankaasi. Kullanka labada dhinac ayaa waxaa la sheegayaa in waxyaabaha lagu soo qaadi doono ay ka...
Sida lagu shaaciyay qaar ka mid ah warbaahinta dowladda Israel ayaa ka sii deysay xabsi ku yaala magaalada Saxaronim ee Koonfurta Israel shalay oo Isniin aheyd  200 oo Muhaarijiin ah, kuwaasi oo ka soo kala jeeda qaarada Africa. Dadkan la sii daayay ayaa waxa ay isugu jiraan Rag iyo Dumar...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa looga hadlay guddiyada doorasho ee heer Federaal oo ay ku dhawaaqeen labada dowlad gobolleed Puntland iyo Jubbaland. Qoraalka Wasaarrada ayaa lagu sheegay in heshiiskii doorasho ee dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada ay gaareen 17kii bishii September...
Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imaanaaya Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, in lagu dilay tiro ka badan lix ruux, oo rayid ah Iyadoona Dadka la dilay Ay u badan geelleey waxaana lagu dilay aafafka hore ee Magaalada Xudur, xilli ay dadkaasi doonayeen inay gudaha u galaan Magaaladaasi. Dhamaan Dadka...
   Wararka Soomaaliya Wararka Ka imaanaya Degmada B/xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay cutubyo ka tirsan Mujaahdiinta Al Shabaab ay weerar culus ku qaadeen ciidamada TFG-da, Kooxda ahlu sunnah iyo kuwa Eithopia ee ku sugan Degmada B/xaawo waxay Mujaahdiinta Xalay mudo kooban ay la wareegeen gacan ku heynta Degmada...
Warar naga soo gaaraya deegaanka lagu magacaabo Arbacoow ee dulleedka Muqdisho ayaa sheegaya Al-shabaab madaaafiic ku weerareen saldhig ciidamada AMISOM ku lahaayeen deegaanka. Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in sidoo kale Al-shabaab dhinacooda ku jawaabeen madaafiic culus, taasoo keentay in jugta dhawaqa hubka ay is weydaarsanayeen labada dhinac laga maqlo...
(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) DHAGEYSO WASIIRKA WARFAAFINTA CIIL MOOGE OO SHIR JARAA'ID DHINACYO BADAN TAABANAYA OO QARAXII MAANTA QAYB KA AH MUQDISHO WARFIDIYEENADA UGU QABTAY (Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa sheegay in gobolka Hiiraan uu ku jiro sida uu hadalka u dhigay go’doon dhinacyo badan. Hadalkan ayuu ka sheegay Ugaas Xassan munaasabad soo dhaweyn ah oo magaalada Beledweyne loogu sameeyay labada guddoomiye baarlamaanka ee Soomaaliya iyo Jabuuti, waxaana...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay cadaadiska ciidan ka dulqaado Gobolka Gedo,si ay dowlad goboleedka Jubbaland u qabato doorasho madax bannaan oo lagusoo dooranayo xildhibaanada golaha shacabka. “Dowladda federalka waa inay ciidamadeeda jooga Garbahaareey kala baxdaa, si ay Jubbaland u qabato doorasho xor iyo xalaal ah,”...