Saturday, October 23, 2021
Ciidamada Ugandha Iyo Burundi ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta duqeyn xoogan u geystay suuqa weyn ee ganacsiga Bakaarah ee Magaalada Muqdisho Duqeyntaasi inta la ogyahay ayaa waxaa ku shahiiday in ka badan 5 qofood tiro intaa ka badana way ku dhaawacmeen waxaana ciidamada shisheeye ayaa maanta waxay mar...
Maamuladaan oo dhamaan u adeega reer Galbeedka ayaa maanta Shir wuxuu uga furmay Magaalada Neirobi ee Dalka Kenya waxaana shirkaasi lagaga hadlayaa danaha reer galbeedka ee soomaaliya ku aadan waxaana shirkaasi ka qeybgalaya Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay Gaal Panki Moon, Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Gaal Ogeystiino...
Ogeystiino Mahiiga ayaa hadalkaani waxa uu ka sheegay shir ugu furmay hogaamiyayaasha Soomaalida calaaqaadka la leh Reer Galbeedka wuxuuna Mahiiga hoosta ka xariiqay shirkaani inuu yahay mid lagu jeex jeexayo arimaha Soomaaliya waxaana diilada lagu saarayaa Augost Xilli la gaaro waxa laga yeelayo TFG-da oo waqtigeeda xilligaasi ku eg Mahiiga...
Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo ka tirsan hogaamiyo kooxeedyadii soomaaliya ayaa sheegay in wax xisbi ah ayna furan karin ragii ka tirsanaa Maxkamadaha oo dhawaan sheeay in ay xisbi ku dhawaaqeen. Maxamed Dheere wuxuu ku eedeeyay ragaasi in dhibaato ay u horseedeen shacabka isla markaana ay xasuuqeen haween badan...
Idaacada Shabeelle ayaa bilowday baahinta warar ku aadan in daarah Suuqa Bakaaraha ay ka dagaalamayaan Mujaahidiinta Al Shabaab arintaas oo ay ku doonayaan in ay u xalaaleeyaan ciidamada shisheeye boobista hantida taal suuqa Bakaaraha Hadalkaan ayaa waxaa baahiyey shaqsi lagu sheegay in uu yahay Agaasimo ku Xigeenka Radio Shabeelle oo...
Barre Hiiraale oo muddo ka badan 45 cisho oo u qafaalan dowladda Cadowga ee Eithopia ayaa laga soo deyrinayaa Xaaladiisa Caafimaad iyo mida nololeed mana jirta wax ay u qabteen hogaanka TFG-da uu ka tirsan yahay Barre Hiiraale waxaana horay baaqyo u jeediyay Odoyaasha ku beesha ah Barre Hiiraale...
Cutubyo ka tirsan ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa weerar gaadma ah ku qaaday Kulanyo Gaadiid Ah ay wateen ciidamada TFG-da oo marayay meel ku dhow deegaan ceel waaq Wararka halkaas ay ka heshay warsom.com ayaa sheegeya in mid ka mid ah gawaarida dagaalka laga gubay ciidamada TFG-da iyadoona halkaasi...
Madaafiicdaan oo ku dhacay Xaafada Maaj ee Degmada Waabari gaar ahaan inta u dhaxeysa daarta Taree biano iyo Masjidka Muuse Boqor ayaa geysatay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta la ogyahay Madaafiicdaasi oo labo ahaa ayaa waxaa ku shahiiday in ka badan 5 qofood tiro intaa ka badana...
Ka Dib 5 Maalmood oo dagaalo xiriir ah ay ka socdeen agagaarka saldhiga Degmada howlwadaaga ayaa waxaa dagaaladaasi qasaaro xoogan ay ka soo gaareen ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda waxaana dagaaladaasi ku dhintay saraakiil ka kala tirsan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda waxaana ka mid saraakiishii dagaalkaasi ku dhintay...
shir si wadajir ah ay u qabteen Odayaasha Dhaqanka Islaamiga ee Beelaha Muqdisho ayaa waxay ku eedeeyeen ciidamada Shisheeye in ay doonayaan in ay boobaan hantida shacabka Muslimiinta ee taala Suuqa Bakaaraha shirkaasi ka dib ayaa warfidiyeenada waxaa la hadlay Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka Islaamiga Ee Beelaha Muqdisho Macalin Muxidiin...