Saturday, October 23, 2021
Wararka Soomaaliya Ciidamadaan oo lagu arkayo wadada makka Al Mukarrama ku beelna ah Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa waxay qaqabanayaan dadka taageersan Farmaajo waxaana ciidamo ay sitaan qoryo fudud iyo Koofiyo guduudan Waxaana sidoo ciidamadaan lagu amray in toogtaan ciddii jibisa amarka Shariif oo ku aadan in wax dibad bax ah aan...
Wararka Soomaaliya Maxkamadaan oo lagu qaadayo gudaha garoonka Muqdisho ayaa waxaa qaadayaa garsoorayaal Magacyadooda aynu wali helin waxaynu Maxkamadu tahay mid qarsoodi oo loo diiday inay la socdaan Saxaafada iyo qeybaha kale ee bulshada ee daneyneysa la socoshada lacagahaasi iyo meesha la marsiiyo dadkii watay Ilo Wareedyo ay wakaalada wararka Soomaaliyeed...
  Ilo Wareedyo Ku Dhaw Dhaw Xafiisyada Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Qurba Joogta Soomaaliya ayaa Xaqiijinaya In Lagu Wada In Ka Badan 3 wasiir ay Istiqaa;adaada ay Ku wareejiyaan Farmaajo Ka Dib Markii ay Ka War Heleen In Sxbkooda Farmaajo Uu daaqada Ka Baxaya Ileyn Siyaasadu ma lahan Sxbtinmo Joogto...
Wararka Soomaaliya Farmaajo oo Dhawaan Saxiixay In Uu Isaga dagayo Xilka Uu Ka haya Dowlada TFg-da Ee Soomaaliya ayaa Shaki Galiyey Maanta Rajadii ay Ku Haminayeen Madaxweyne Shariifka TFg-da Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Madaxweynaha Karishtaanka ee Uganda Yuweeri Musafani Farmaajo Oo Maalmahaani Ku Dhawaa Masraxa Waalida ayaa maanta gabi Ahaanba Laalay Heshiiskii...
Wararka Soomaaliya C/laahi Cali Caanood Oo ahaa Taliyiihii Ciidamada Madxtooyada Ku Heybna Ahaa R/wasaaraha Soomaali Ameerikanka Farmaajo ayaa Lagu Xayuubiyey Xilkii Uu Hayey Iyadoo Isla Durbaba Loo Taxaabay Xabsigi ay Gacanta Ku hayaan Mareykanka Laakiin Ku Magacaaban Ciidamada BS-ta Ee TFg-da Ilo Wareedyo Ku Sugan Xarunta Madaxtooyada ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed...
  Wararka Soomaaliya Dhamaan aqristayaasha sharafta leh waxaan kaga cudur daaraneynaa culeysyo xagga baahinta wararka ah oo xilliyada qaar soo wajaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom waxaana culeysyada illaa iminka aad dareenteen ka mid sida warkii deg dega ahaa ee aad aqrisan jirteen iyo baahinta codadka muhiimka ah ee lagu baahin...
Wararka Soomaaliya Maleeshiyaadkaan Soomaalida Ah Oo Lagu soo tababaray dalka Dowaladda cadowga ee Eithopia ayaa maanta lagu soo bandhigay deegaanka Doolow Munaasaba Lagu maamuusayay soo bandhigida Maleeshiyaadka tobabarka dhameystay laguna tobabaray gudaha Dalka Xabashada ee Eithopia waxayna Maleeshiyaadkaani hoostagayaan kooxda Ahlu Sunnah iyo TFG-da Waxaana goobtaasi ka hadlay hoogaamiy yaal ka...
Wararka Soomaaliya Ka dib war ka soo baxay Wasaarada Arimaha gudaha oo lagu joojinayo dibad baxyada Muqdisho ka socda ayaa maanta mar kale waxay isku dayeen kuwii Farmaajo uu ku shaqeysanayay in ay kiciyaan haweenka iyo caruurta waxayna soo qaateen gawaari Makroofano ay ku xiran yihiin kuwaasoo ku baaqaya in...
Wararka Soomaaliya Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo la hadleeyay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in uu ku jiro gumeysi wuxuuna intaa ku daray gaarigiisa in uu magaalada socon karin ilaa uu ka qaato sawirka Farmaajo wuxuuna arintaasi ku macneeyay inay tahay gumeysi cusub oo ka saleysan qaab qabiil ah Mudane Maxamed...
Wararka Soomaaliya Madaxweyne Shariifka Soomaaliya oo warfidiyeenada Muqdisho kula hadlaayay ayaa ku tilmaamay dibad baxyada Muqdisho ka dhacaya in ay yihiin kuwa ay ka dambeeyaan siyaasad isla markaana lagu dan leeyahay in dhibaato loogu geysto amniga Muqdisho Wuxuuna sidoo kale hoosta uu ka xariiqay Madaxweyne Shariif in dibad baxyada laga soo...