Saturday, October 23, 2021
Wararka Soomaaliya Wararka ka imaanaya degmadaasi ayaa sheegaya in maanta weerar ay ku qaadeen Maleeshiyaad hubeysan oo taabacsan C/raxmaan Faroole waxaana wararka intaa ay ku darayaan in jameecada Misaajidka qaarkood ay ku geeriyoodeen weerarkaasi halka kuwa kalana ay ku dhaawacmeen Ilo wareedyo wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom ay ka heshay Degmada...
Wararka Soomaaliya Maalint Shalay oo Axada Aheyd ayaa si rasmi ah loo ceyriyay R/Wasaarihii Soomaali Ameerikaanka Ahaa Maxamed C/laahi Maxamed Farmajo waxaan Farmaajo oo murug ay ka muuqato boorsooyinkiisa uu u xirxiranayaa halkii uu ku barbaaray ee Mareekanka waxaana lagu jiiday Farmaajo Dhulka sidii horay dhulka loogu jiiday raggii u...
Wararka Soomaaliya Ilo wareedyo ay heshay wakaalada waraka Soomaaliyeed ee Warsom ayaa sheegayaa in Taliye ku xigeenka ciidamada Police-ka Soomaaliyed Gen. Saciid xil ka qaadis uu ku sameeya Madaxwene Shariifka Soomaaliya ka dib markii uu ka biyo diiday hurinta colaado u dhaxeeya beelo walaalo ah oo wada daga deegaano ka...
Wararka Soomaaliya Dahabo Maxamed Barre oo ah Madaxa Golaha Wadaniyiinta Soomaaliyeed oo fadhigoodu uu yahay Puntland hasa yeeshee iminka Magaalada Muqdisho ku sugan ayaa sheegtay in R/wasaarihii hore ee TFG-da Farmaajo lagu qasbay in uu is casilo waxaana Drs: Dahabo Maxamed Barre (Dahabo Wadani) ayaa sheegtay in wax laga xumaado...
Wararka Soomaaliyeed Xildhibaan Cusmaan Xasan Cali (Caato) ayaa is aan gambasho laheyn u sheegay in ciidamada shisheeye duulaanka Muqdiso ku jooga ay yihiin kuwa xoog ku heysta dalka wuxuuna ku baaqay in lala dagaalamo ciidamada shisheeye ee Muqdisho ku sugan iyo cid waliba oo taageero siisa ciidamadaasi Wuxuu ku eedeeyay labada...
Wararka Soomaaliya Daqiiqado Ka hor ayaa Farmaajo wuxuu ku dhawaaqay in uu iska casilay xilii R/wasaaronimo wuxuuna sheegay in uu eegayo danta dalka sidaas awgeed ay lama horaan noqotay in uu is casilo wuxuuna sheegay in uu siii joogaya dalka wuxuuna itaa ku daray inuu la dagaalami doono kooxaha TFG-da...
Wararka Soomaaliya War ka soo baxay xafiiska Gaalka Mallazanawi ayaa lagu soo dhaweeyay heshiiskii labada shariif ay ku gaareen Magaalada Kampala kaas oo ku aadanaa in qadka laga saaro xukuumada qurba joogta ah ee uu hogaamiyo Farmaajo Mallazanawi ayaa sheegay in muuhim ay tahay tuurista Farmaajo iyo xukuumadiisa muhiimna uu yahay...
Wararka Soomaaliya Wararka aan ka haleyno xafiiska Farmaajo ayaa sheegaya in goor dhow uu is casili doono R/Wasaaraha Soomali Ameerikaanka Farmaajo Waxaana wariyayaasha wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ay soo sheegayaan in Farmaajo daqiiqado ka dib uu qaban doono shir jaraaid uu isku casilayo sida wariyeyaasheenii ay ka soo xigteen...
  Wararka Soomaaliya Ka dib kulan Muqdisho ay ku yeesheen saacadihii la soo dhaafay R/wasaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo iyo Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Shisheeye ee Duulaanka Muqdisho ku jooga ayaa waxaa lagaga hadlay sidii Farmaajo uu kaga dhabeyn lahaa heshiiskii Kampala uu ku soo saxiixay kuna aadanaa in uu ka tago...
  Wararka Soomaaliya Shariif Xasan Sh.Aadam iyo wafdigaan uu hogaaminayo oo socdaak ku soo kala bixiyay wadamo ka tirsan dunida ayaa maanta barqadii soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay taageerayaashiisa oo sita caleemo qoyan waxaana Shariif Xasan Sh.Aadan uu u soo roqaansaday hoygiisa oo ka agdhow kan shariif...