Friday, March 29, 2024
Ganacsatada ku dhaqan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa cabasho ka ah lacag been abuur ah oo dhawaan lagu arkay suuqyada degmadaasi. Waxa ay sheegeen in lacagtani ay sababtay qiimo koror ku yimaadey raashiinka iyo sidoo kale isbedel dhanka sarifka lacagaha qalaad ah. Ganacsatadaan qaarkood oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay...
Waxa loogu yeerey madasha wada tashiga higsiga 2016ka ayaa laga dhex magacaabey gudi la yiri waxey kasoo talo bixinayaan sida ugu haboon ee loogu gudbi karo maamul dhexe oo dalka soomaaliya yeesho iyo sidii loo dooran lahaa xubnaha baarlamaanka ee metelaya shacabka soomaaliyeed. saleynayo kuwii jirey markii dawladii dhexe Xubnaha gudiga...
Dagaal wata madaafiic iyo duqeymo ayaa maanata ka dhacey duleedka kismaayo dagaalkan ayaa waxa uu dhex marey ciidamada kenya oo garabsiinaya kuwa maamulka juba iyo dagaal yahanada xarakada al shabaab waxaana lagu soo waramayaa in dagaalku ku bilawdey duqeymo iyo madaafiiic xaga dhulka ah,iyagoo guulo ka kala sheegtey labada...
Sida lagu soo waramayo ciidamada maamul goboleedka gal mudug ayaa gacanta kusoo dhigey afar qof oo mudo labo sano ah gacanta ugu jirey burcad badeed ka af duubtey badweynta hindiya,afartan qof ayaa sida la sheegayo waxey u dhasheen dalka eeraan,kuligoodna waa rag oo wax dumar ah kuma jiraan.   Afartan qof...
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonyahey oo aan kasoo xiganey ilo ku dhaw xafiiska m/weyne Xasan SHeekh iyo kan r/wasaare Cumar C/rashiid waxaa jira khilaaf hor leh oo u dhaxeeya m/weynaha iyo r/wasaaraha iyadoo uusan wali debada u soo bixin.   KHilaafka ayaa wuxuu salka ku hayaa baa la sheegayaa m/weyne...
Dagaal yahanada al shabaab ayaa sheegey in ay kordhinayaan weerarada ka dhanka ah dawlada iyo ciidamada amisom inta aan la gaarin xiliga kala guurka 2016ka iyadoo uu muuqdo hadalkani ayaa beryahan waxaa is soo taraya weerarada ay al shabaab ku qaadayaan saldhigyada ciidamada amisom iyo goobaha ganacsi ee ay...
Gudoomiyaha cusub ahna duqa muqdisho Yussuf Xuseen Jimcaale ayaa maana booqasho lama filaan ah ugu tagey dadkii ku dhaawacmey qaraxii hotel saxafi kuwaas oo ku sugnaa isbitaal madiina,isagoo mid mid u gacan qaadey ayuu gudoomiyuhu wuxuu ilaahey uga rajeeyey in ay deg deg u bogsadaan isagoo kuwii qaraxa ku...
Iyadoo dhawaan wasaarada arrimaha guduhu ay gobolada hiiraan iyo sh/dhexe u magacawdey gudi lagu sheegey in ay maamul u sameynayaan gobolada hiiraan iyo sh/dhexe ayaa waxaa isa soo taraya cabashada iyo diidmada ka imaneysa dadka dega goboladaas waxeyna qaarkood sheegayaan in aan lagala tashan markii gudigaas lasoo xulayey halka...
sida lala wada socdo marka ay qaraxyadu dhacaan waxaa markiiba isku gadaama goobta qaraxu ka dhacey ciidamada dawlada lamana helo xogta dhabta ah ee ku aadan wixii goobta ka dhacey hadey noqoto khasaare hantiyadeed iyo mid dhimasho isla markaa lama maqlo wax haba yaraatee daba gal ama soo qabasho...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo saaray farriin cusub oo uu u dirayo maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ee dagaalka kula jirta dowladdiisa. Farriinta madaxweynaha ayaa ku billaabatay shaac ka qaadis ku saabsan in dowladdiisa ay ogtahay khilaaf uu ku sheegay inuu mid aan qarsooneyn oo ka dhex jira xubnaha...