Sunday, April 18, 2021
Axmed siilaanyo,C/raxmaan faroore iyo Axmed madoobe oo ka qeyb galey kulanka bandhiga qoomiyadaha kaas oo ka dhacey jigjiga dawlada deegaanka soomaalida iyadoo loo diidey in ay ka hadlaan goobta isla markaasna lala fariisiyey gudoomiyeyaasha gobolada ka socdey soomaaliya sida gudomiyaha gobolka sh/hose C/qaadir siidii iyo gudomiyaha gobolka sh/dhexe...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey Madaxweynaha Brundi, H.E. Pierre Nkurunziza, oo uu yiri “Ciidanka Burundi ee AMISOM waxey kaalin muhiim ah ka qaateen horumarka isbedelka Somalia.” Madaxweynaha Brundi ayaa maanta sidoo kale kulan la qaadan doono Taliyaha ciidanka AMISOM Lt. General Silas Ntigurirwa,...
Barack Hossein Obama Oo Ah Madaxwyenaha Dowladda Maraykanka ayaa sheegay in arrintiisa ugu weyni ay tahay sidii loo baabi’in lahaa guulaha uu ururka ISIS ka gaaray dalka Ciraaq. Isagoona Sheegay In Ay Ku Howlan Yihiin Sidii Ay U Dadajin Lahaayeen Arintaasi Sidoo Kale Mr. Obama ayaa warfidiyeenka kula hadlay Aqalka...
Xaruntii Boostada ee magaalada Muqdisho Ayaa Maanta Markale Xaraga Laga Jaray Taasi oo 22kii sano ee lasoo dhaafay xirney. Xaruntan Boostada ayaa waxaa dayactir lagu waday bilihii lasoo dhaafay waxaana maanta si rasmi ah xariga uga jaray Ibraahim Isaaq Yarow Oo Ah Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya. Munaasabada Xaraga Looga Jaray Xubnihii ka hadlay ayaa waxaa kamid...
WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Maayarada todoba Magaalo oo la sheegay in darajadoodu tahay A. War-saxaafadeed ka soo baxay aqalka Madaxtooyadda oo ku saxeexan yahay afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa u dhignaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Maamulka deg.Buur xakabo ee gobolka baay ayaa sheegey in ay iyagoo kaashanaya ciidamada Amisom ka qaadeen inta u dhaxeysa buur xakabo iyo daafeed sadex isbaaro oo u kala yaaley ciidamo dawlada hal isbaaro halka labada kale ay u yiileen ciidamo beeloodyo. Ciidamada Amisom ayaa qaadey isbaaro u tiiley ciidamada xogga...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa uga digay siyaasiinta dalka Kenya in ay siyaasadeeyaan howl galadda ka dhanka ah dadka sharci darrada ku jooga dalka Kenya oo Soomaalidu ay ka mid tahay. Kenyatta ayaa xusay in ay jiraan dad dowladda Kenya ku jira kuwaasi oo doonaya in ay fikrad qaldan...
Qaraxyo iyo madaafiic tiro badan ayaa caawa laga maqley muqdisho iyadoon la ogeyn qasaaraha ay geysteen madaafiicda caawa laga maqley meelo badan oo muqdisho kamid ah. Tan iyo intii la maqley in ciidamada Ethiopia ay dalka soomaaliya soo galeen waxaa muuqda xasilooni daro kusoo kordheysa gudaha dalka,lamana oga inta ay...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula qaatay Guddiga Amniga magaalada Boosaaso. Kulanka Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Guddiga Amniga Boosaaso ayaa waxaa ka warbixiyey Duqa degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan. “Waxaa Madaxtooyada magaalada Boosaaso noogu qabsoomay shirkii Amniga gobolka Bari oo...
Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya prof. Xasan Shekh Maxamu'd ayaa soo dhaweeyey kalsooni kala noqoshada xukuumada Dr saacid uu hugaamiyo,iyadoo barlamaanku ay maanta u codeeyeen xukuumada uu dr saacid r/wasaaraha u yahey. Waxaana r/wasaaraha oo warbaahinta la hadley sheegey inuu ku qancayo waxa ay barlamaanku go'aamiyeen,wuxuuna sheegey in uu ogyahey waxa keeney...